Axadle

rtd Live
slot
Upcoming Movies 2012 - The Movie Insider

Sun02052012

Last update02:05:37 PM

 
rtd Live
 
 
BackWorld

Somaliska Nyheter uppdateras ofta

Xoghayaha Arimaha Dibada Ingariiska oo Muqdisho yimid iyo Dowladda Britain oo safiirkeeda Somaliya maanta magacowday

  • PDF

February 2nd World \ Somalia ukwasiirXoghayaha Arimaha Dibada Dowladda Ingariiska Wiliam Hegue iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhow ka soo degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho iyadoona si weyn Muqdisho loogu soo dhoweeyey Read more...

Ciidamada Nabasugida oo soo bandhigay wiil dhalinyaro ay sheegeen inuu isku qarxin rabay garoonka diyaaradaha

  • PDF

February 1st World \ Somalia qarxiinrabayCiidamada Nabasugida qaranka ee Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ayaa shalay gelinkii dambe soo bandhigay wiil dhalinyaro ah oo ay ka qabteen shalay garoonka diyaaradaha, kaasoo in muddo ah ay ku daba jireen. Read more...

Kooxo Hubeysan oo xalay weerar ku qaaday goob dhalinyaro ku caweynayeen degmada Wardhiigley

  • PDF

February 1st World \ Somalia 20 JAN_2012Inta la og yahay hal ruux ayaa ku geeriyooday labo kalena dhaawac ayaa soo gaaray, kadib markii Kooxo Hubeysan xalay fiidkii ay weerareen goob dhalinyaro ku caweynayeen oo ku taal degmada Wardhiigley. Read more...

Dagaal xoog leh oo saaka ka qarxay deegaanka Jasiira ee duleedka Muqdisho

  • PDF

January 31st World \ Somalia deg-degDagaal xoog leh ayaa ka socda deegaanka Jasiira ee duleedka Magaalada Muqdisho, kadib markii saaka waabarigii uu ka qarxay halkaas, iyadoo dagaalka uu ka soconayo jihooyin badan oo deegaanka xeebta ku yaal ee Jasiira ka tirsan. Read more...

Madaxweyne Shariif oo si kulul u cambaareeyay dilkii Agaasimaha Idaacadda Shabelle

  • PDF

January 29th World \ Somalia sharifaddisMadaxweynaha dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa si kulul u cambaarayay dilkii xalay Muqdisho loogu geystay Allaha u naxariistee Agaasimihii Idaacadda Shabeelle, kaasi oo maanta lagu aasay deegaanka Jaziira. Read more...

Kooxaha Burcad badeedka heysata Wariyaha Mareykanka oo dalbadaya $12-milyan Doolar

  • PDF

January 28th World \ Somalia biraterBurcad badeedka Soomaalida ee afduubka u heysta Wariyaha u dhashay dalka Mareykanka ayaa dalbaday lacag madax furasho ah oo gaareysa $12-milyan Doolarka Mareykanka, iyadoo kooxahan ay ku hayaan ninkan meel u dhow degmada Hobyo. Read more...

Shirka Midowga Afrika oo ka furmi doona dhismaha cusub ee Shiinaha ka hirgelisay Addis Ababa

  • PDF

January 28th World \ Somalia Africa Union_hq-addis-ababaUrurka Midowga Afrika ayaa la filayaa inuu furo dhismahiisa cusub ee xarunta Addis Ababa ee dalka Itoobiya dhismahaan ayaa ku baxday $200 Milyan oo dolarka Maraykanka kaas oo u dhiganta 127 Milyan oo Pound. Read more...

Megaupload founder Kim Dotcom joked in email to New Zealand neighbors about his ‘hacker’ past

  • PDF

January 28th World \ U.S. Politics megaWELLINGTON, New Zealand — Two years ago, Megaupload founder Kim Dotcom joked in emails with his new neighbors in New Zealand about his bad-boy reputation before telling them his criminal past was behind him and he was coming to the country with good intentions. Read more...

Djibouti oo Cood dheer ku tageertey in xayiraad lagu soo rogo cidii ka hor-timaada Heshiiskii Kampala iyo Road Map

  • PDF

January 28th World \ Somalia IMG 71411Sidaa aan ka soo xigaanay Goob joogayal ku sugaan Halka shirka uu uga socdo Madaxda Urur Goboleedka IGAD oo xalay shir ku yeeshay Magaalada Addis Ababa ayaa isku raacay in xayiraad lagu soo rogo cidii ka hor-timaada Heshiiskii Kampala iyo Heshiiskii Road Map ee Khariirada Nabada Soomaaliya.