Axadle | Xisbiga PND ee Djibouti oo u kala Jabay 2 Garab - Axadle

Axadle

rtd Live
Axadle468x60

Fri05242013

Last update11:13:55 PM

Back Addunka World News Somalia Xisbiga PND ee Djibouti oo u kala Jabay 2 Garab

Xisbiga PND ee Djibouti oo u kala Jabay 2 Garab

  • PDF

January 13th Somalia Xisbiga siyaasadda PND ee Jamhuriyada Djibouti ayaa u kala jabay 2 garab. Xubno ka tirsan xisbiga ayaa sheegay inay xilkii ka qaadeen guddoomiye Adan Rooble Cawaale oo in badan xilkaasi hayay, guddoomiyena u doorteen Cabdiraxmaan Maxamed Alaale.

Balse talaabadaasi waxaa ka horyimid Aadan Rooble wuxuuna ku adkaystay inuu isagu yahay guddoomiyaha sharciga ee xisbiga PND.
Laba wareysi oo weriyaha VOA Djibouti uu la yeeshay C/raxmaan iyo Aadan, qeybta hoose ka dhageyso

Xigaasho: VOA Somalia

Axadle International Monitoring- Somalia

Xisbiga PND ee Djibouti oo u kala Jabay 2 Garab

Related Posts:
War qoraal ka soo baxay Madaxda iyo Saraakiisha sare ee Midowga Africa, ayaa waxaa lagu ma
Munaasabad ay soo abaabuleen Midowga Ururka Ardayda Soomaaliyeed ee Dalka Suudaan oo lagu
Ka dib Madaafiic toboneeyo ah oo Axadii habeenkeeda lagu garaaacay Aqalka Madaxtooyada Soo
Warka Laga Helaayo magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay ee konfurta Soomaaliya ayaa
Xafladii sanadguurada 18ka May ee lagu qabtay magalaada Denhaag ayaa xalay ku dhamaatay da
Dowladda federalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta sheegtay inay maamulka Somaliland kala had