February 15th Somalia Waxaa Dhawaan la asasay Uruurka Isku Xirka iyo Horumarinta Dhalinyaradda Afka Qaladna lagu yirahdo (Ungdom Utbildning och Utveckling) oo loga dhawaaqay Magaladda Flen ee Dalka Sweden.
(ungdoms utbildning och utveckling nätverk)(UNUUN)
(Youth Education and Development Network)
(Shabakada hormarinta Aqoonta Dhalinyarada)
(Waxbartaa ayaa wax helaa)
Shabakada Hormarinta Aqoonta Dhalinyarada waa shabakad kutilaabsatay in ay kor uqaado waxbarashada waxaa la’aas aasay sanadii tagtay ee 18/05/2012 malintuna ay ahayd malinnimo jimco ah.
Shabakadani ayaa laga hergeliyay dalka sweden gaar ahaan magalada Flen ee casimada wadanka ujirta ilaa iyo 111km.
Waa shabakadii ugu horeysay ee laga furo dalka sweden.
waxa ay qabaneysaa sida uu sheegay Gadoomiyha shabadani Mohamed Ibrahim Nor (Biikole) sida soo hoos ku xusan:-
1) in ay waxbarashada dhalinyarada kor uqaadeyso
2) in aan siino ahmiyada kowaadana waxbarashada aydoo aynu dhalinyarada uqaban doono waxyaabo kale oo dheeraad ah oo ay waliba ku farxaan.
3) in ay kahortagi doonto jahiliga, shabakadani waa mid iskeed isku taagtay mar uu gadoomiyaha uu sheega in ay meelo badan kahergeliyay sida magaalooyin bada ee dalka sweden sida:- Flen, Göteborg, Norrköping, Eskilstuna iyo Fallköping ee dalka sweden.
Shabakada marka ey sameysay ra’yi aruurin badan ayanu ogaatay in loo bahanyahay in aqoonta kor looqaada qaasatan aqoonta dhalinyaraada. Sidoo kale gadoomiyhaha oo hadalka sii wata ayaa waxa dhahay waxaanu tiri tireynaa erayga ah soomaalida wax maqorta waxna ma’aqrisa.
Gadoomiyaha daal iyo juhdi balaaran kadib waxaa uu yagleelay in uu kahergeliyo goobo baan ee dalka gudihiisa uuna rajeeyna meelo badan wadanka dibadiisa
Kulankaas waxaa kasoo qeebgalay dhalinyaro iyo walidiin
(Hadaba sidee ugaragtaan aritaan aynu ku dhaqaaqnay managu raacsantahay mise)
Fadlan wixii fahfaahin ah ama ra’yi aha noogu soo dir e-mail-kayaga ama naga soo wac telefonada kala ah.
ungdomutbildningochun(at)yahoo.se
ungdomutbildningochun(at)yahoo.se
twiter
unuun
@unuunone










