Axadle | Sweden oo wadamada Ugu Qalisan Noqotey - Axadle

Axadle

rtd Live
Axadle468x60

Thu05232013

Last update10:57:33 PM

Back Addunka World News Somalia Sweden oo wadamada Ugu Qalisan Noqotey

Sweden oo wadamada Ugu Qalisan Noqotey

  • PDF

December 11th Somalia Qiimayn ay siwada jir ah u sameeyeen hay'ada la yiraahdo Afka Qalad lagu yirahdo (Eurostat) iyo  Xafiiska Tirakoobka U qabilsan Dalka sweden ee isna Afka Qalad lagu yirahdo (Statistiska centralbyrån) ayaa muujinaysa in ay Sweden tahay wadanka sedexaad ee ugu cunada qaalisan wadamada Europe.

Sweden ayaa ka maciishad qaalisan  wadamada kale ee Europe isku cel-celis 20% marka laga reebo Norway oo ugu cuno qaalisan Europe oo dhan iyo Denmark oo kaalinta labaad ku jirta. “Taas  macnaheedu wuxuu yahay  in Qardaaskii cuno ah oo wadamada kale ee Europe-ta ka joogta 100 kronor ($15)  ay sweden ka joogto  120 kronor “  sidaa waxaa qoraalkeeda ku tiri hay’ada qiimeynta u qaabilsan Sweden.  

Qiimaha qudaarta noocyadeeda kala duwan iyo baradhada looga iibsado dukaamada Sweden iyo qiimaha kuwa Norway looga heli karo wax farqi ah oo sidaas u weyn uma dhexeeyo sida qiimayntani muujinayso. Dadka dukaamada Sweden cunada ka gata waxay qiimo aan qaali ahayn  ku helaan caanaha,malayga, ukunta iyo farmaajada .  

Europe oo dhan waxaa ugu cuno raqiisan Bulgaria,Romania iyo Poland waxayna Europe-ta kale ka cuno raqiisan yihiin isku cel-celis 30%  wadamada kale ee EU-da.

Sweden oo wadamada Ugu Qalisan Noqotey

Related Posts:
Munaasabad ay soo abaabuleen Midowga Ururka Ardayda Soomaaliyeed ee Dalka Suudaan oo lagu
Ka dib Madaafiic toboneeyo ah oo Axadii habeenkeeda lagu garaaacay Aqalka Madaxtooyada Soo
Warka Laga Helaayo magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay ee konfurta Soomaaliya ayaa
Xafladii sanadguurada 18ka May ee lagu qabtay magalaada Denhaag ayaa xalay ku dhamaatay da
Dowladda federalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta sheegtay inay maamulka Somaliland kala had
Gudoomiyaha Isbaheysiga Nabada iyo Dimoqraadiyada C/llaahi Sheekh Xasan ayaa ku eedeeyay M