Ogaysiis dhamaan waxa la Ogaysiinayaa Bulshadda ka soo jeeda Gobalka Selel ee ku dhaqan Dalka Ingiriiska in ay ka soo qayb galaan Shirweyne ay bulshadda Gobalkaasi ku yeelan doonaan Maalinta Sabtida ee ay bishu tahay 02/02/2013.
waxan uu ka dhacayaa Magaaladda London ka soo qayb gal wanaagsan. 2/02/2013 Laguna Hall North Acton Road Park Royal London NW10 6PJ. Wixii faafahin intaas dheer kala xidhiidh tefanoonada hoos ku qoran
00447533936440
00447877254778
..........................................................................................................................................................................................................................................................................................................
The Issa -Somali Community leaders will be holding a press conference will be held in London at Laguna hall Nort Acton Road Park Royal NW10 6PJ on 02 February 2013 at 19H00 .
We requested you for all community to participate this important even, For more information please do not hesitate to contact the following person
Contact Telephone Mr Osman farah(doubad) 00447877254778
Mr Mahamoud yousouf Sougal 00447533936440
Mrs ZAMZAM HASSAN 00447932680705
Related Posts:
Ka dib Madaafiic toboneeyo ah oo Axadii habeenkeeda lagu garaaacay Aqalka Madaxtooyada Soo
Warka Laga Helaayo magaalada Baydhabo ee xarunta gobalka Baay ee konfurta Soomaaliya ayaa
Xafladii sanadguurada 18ka May ee lagu qabtay magalaada Denhaag ayaa xalay ku dhamaatay da
Dowladda federalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta sheegtay inay maamulka Somaliland kala had
Gudoomiyaha Isbaheysiga Nabada iyo Dimoqraadiyada C/llaahi Sheekh Xasan ayaa ku eedeeyay M
Qaar ka mid ah deegaanada ay sheegto inay gacanta ku hayso taladeeda maamulka Soomaaliland