January 14th Somalia Shir jaraa’id ay goor dhaw ku qabteen Magaalada Saylac qaar ka mid ah haweenka degmada saylac ayay xukumadda Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud(Siilaanyo) ugu direen baaq ah inuu wax ka qabto dhibka ka jira degamada
Hadalkan Ayaa ku soo beegmayaa Xili la filaayo Mid ka mid ah xubna ugu cadcad dawladda
Dhinaca kale waxay digniin u direen Xildhibaanka raba inuu ku fadhiisto kursiga uu dhiigu ku daatay ee degmada saylac in uu iska dheerado.
Halkan Hoose ka ka Daawo
Website Design Ali Musa
Related Posts:










