Axadle

rtd Live
Axadle468x60

Mon05212012

Last update08:22:43 AM

Back Addunka World News Science Dawladda Djibouti oo Ka dhawajisaay in laga hortago Gumaadka loo geysto Shaqalaha Muruqmalka ah

Dawladda Djibouti oo Ka dhawajisaay in laga hortago Gumaadka loo geysto Shaqalaha Muruqmalka ah

  • PDF
xoghaye__shaqalaha

April 17th Dunidda \ Somalia Hadalkan ayaa ku soo beegmay Malmo uu ka dib markii Madaxweynhay Ismael La xaqiijiyey in uu Ku guleystey Doorashadda Dalka ee uu muraanku ka tagaan yahay, isaagoo intii uu ku guda jiraay Doorashadda uu Madaweynuhu carabka ku dhuftey

in lawanaajin doono Shaqalaha Muruqmalka ah ee dalka kuwaas oo loo geysto gafaf farabadan xiliyadda shaqadda.

Waa Markii ugu horeysa ee laga hadlo tan iyo intii uu xisbiga taladda dalka hayaa uu ka talinayey Dalka Arrintan aya dad badaan waxaay u tilmaameen xag xagasho la raabo in lagu sifeeyo dadkii ama aragtidii ka dambeysay soo ifiintii in lagu tunto xaquuqda shaqalaha dalka Xiliga doorashadda,

Kulaanka ay isugu yimaadeen waxda shaqalaha iyo hawlwadeenada Muruqmalka shaqalaha oo ka dhacay xafiska madaxtooyada ayaa loga hadlay dhibaatooyinka loogeysto shaqlaha xariglaha looyaqaan ee dalka Djibouti kaas qarkood mishahaarkoda uu ka maqanyahay mudo 3 bilood halka qarna lo diido Xaquuqda ay ku lahayeen Xiligii ay shaqada ku jireen.

Si kastaba ha ahaatee waxa shacabka reer Djibouti oo u badan dad dan yar ah ayna rajo sidaa u sii wayn aynan ka qabin in wax isbadil ah oo dhab ah uu dhaco 5 sano ee dambe ee xilka uu hayn doono Mudanee Ismael waxaan ka aheyn in shiraar iyo Mashruucyo lagu fulinaayo dano gaar ah laga leyahay la qabto mooye.
 
Shacabka Djibouti ayaa qabin inay arkaan in wax iska badalaan xaaladahooda nololeed shaqalaha Muruqmalka ee aadka u liita ayna kalsooni wayn ku qabin in wax laga qabto musuq maasaqa baahsan ee ka jira dalka iyo maamul xumada ku habsatay xafiisyada dowlada intii xisbiga RPP taladda dalka uu hayay.
 
Wax yaabaha shacabka niyad jabka ku riday waxa kamid ah madaxwaynaha oon habayaraatee aanan soo hadal qaadin intii uu ku jiray ololaha in uu wax ka qabanayo musuq maasuqa dalka baabi’yey iyo agasimayaasha qaar oo aan tan iyo calankii aan la badalin ee maamulka ay hayaan modey hanti ay leyihiin iyaagu, muwaadiniintu arrinkan waxaay ku sababeynayaan madaxwaynaha iyo inta u dhow in lug ku leeyihiin musuq maasaqan dalka Guud ahaan Ku habsadeey.
 
Waxa kale oo dad badan ay ka dayrinayaan hadii xaaladu sidan ay iska badil waydo in ay xaalada nololeed ee muwaadiniinta oo u badan dad dan yar ah ay kasii dari doonto,halka dad badan oo ay kamid yihiin mucaaradku ay ku sifeeyeen 5 sano ee soo socota mid cadaab ku ah dadka iyo dalka ba.
 
Si kastaba ha ahaatee waxa aan dad waynaha reer Djibouti oo isaga wanaag iyo dulqaad eebe ku manaystay aan eebe uuga baryaynaa in nabad iyo caano ku galado 5 saano ee soo socota.

Ayan Bux

Q6 Djibouti

Axadle International Monitoring


Related Posts:
Dawladaha aduunka ayaa tartan iyo hardan xoogan waxay ugu jiraan sidii midba uu ku heli lahaa macluu
Xarakada Al-Shabaab ayaa shalay galab fagaare ku yaal Ceelasha Biyaha ku soo bandhigtay Askari Itoob
Waxaa la filayaa in mudo sadex bilood ah ay ku soo dhamaato waqtigii loo qabtay in lagu soo af-jaro
Al-Shabaab ayaa soo bandhigay aqoonsiga, sawirka iyo darajada Sarkaal sare oo ka tirsan Ciidamada Br
Hamdi Hafez al-Nubi oo 28 jir ah kuna nool  Naga al-Simmanm oo u dhow magaalada Luxor koonfurta
Booliska dalka Kenya ayaa Sabtidii soo bandhigay muuqaalka nin u dhashay Jarmalka, kaasoo looga shak
Dawladda Djibouti oo Ka dhawajisaay in laga hortago Gumaadka loo geysto Shaqalaha Muruqmalka ah