January 23rd Dunidda \ Somalia
Wararka laga helay ilo muhiim oo ku dhow Saraakiisha ku nool xarunta Villa Somaliya ayaa sheegaya in Gudoomiyihii hore ee Barlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan ay soo food saartay xaalad cakirnaan ah kadib markii culeysyo siyaasadeed ay saareen Read more...
Somalia
Warar sheegaya in gudoomiyaha Baarlamaanka laga yaabo inuu xilka wareejiyo
- 23 January 2012
- Axadle
- Hits: 535
Mareykanka oo sheegtay inay dileen Bilaal Al-Barjaawi
- 22 January 2012
- Axadle
- Hits: 371
January 22nd Dunidda \ Somalia
Xukuumada Washington ayaa qiratay inay xubin sare oo ka tirsan Hogaamiyeyaasha sare ee Al-Qaacida shalay ku dishay diyaaradaha kuwa aan cidina wadin ee Drone, markii ay ku weerartay Kolonyo uu la socday Bilaal Al-Barjaawi oo u dhashay dalka Lubnaan. Read more...
Ciidamada Somaliland oo rasaas ku furay dad dibad bax ballaaran ka waday Magaalada Laascaanood
- 21 January 2012
- Axadle
- Hits: 281
January 21st Dunidda \ Somalia
Ciidamada Somaliland ayaa rasaas sababtay dhimasho iyo dhaawac waxay maanta ku fureen dad rayid ah oo banaan bax ka dhan ah Somaliland ka dhigay Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool. Read more...
Puntland oo sheegtay in Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya fasax uga heystaan Shidaalka laga qodayo Dooxada Daroor
- 17 January 2012
- Axadle
- Hits: 506
January 17th Dunidda \ Somalia
Maamulka Puntland ayaa shaaca ka qaaday in Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. C/wali Maxamed Cali (Gaas) ay fasax uga heystaan qodista ceelalka shidaal ee shalay Madaxweynaha Puntland xariga ka jaray, kaasoo laga qoday Dooxada Daroor. Read more...
Wasiirka Gaashaandhiga Kenya Yusuf Xaji oo ku tilmaamay fikirka ah qabsashada Kismayo inuu yahay mid qiyaali ah
- 16 January 2012
- Axadle
- Hits: 328
January 16th Dunidda \ Somalia
Dowlada Kenya ayaa shaacisey inaysn rajo ka qabin inay qabsato magaalada dekeda ah ee Kismayo iyadoo aysan ciidamadeeda helin dhaqaale iyo qalab ay ku taageeraan beesha caalamka. Read more...
Dhaqdhaqaaq xoogan oo ka jira deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan
- 14 January 2012
- Axadle
- Hits: 274
Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan oo ay dhawaan la wareegeen Ciidamada itoobiya iyo kuwa dowladda KMG Soomaaliya ayaa ka jira dhaqdhaqaaqyo ciidan oo ay wadaan Ciidamada Huwanta ah, taasoo ay ku doonayaan In ay deegaano hor leh kula wareegaan. Read more...
Raysalwasaraha Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Madaxweynaha Djibouti
- 12 January 2012
- Axadle
- Hits: 425
January 12th Dunidda \ Somalia
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Djibouti ayaa maanta la kulmay Madaxweynaha Djibouti Ismail Omar Gelle. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa Madaxweynaha Djibouti uga mahadceliyey sida uu isaga, dowladiisa iyo shacabka Djbiouti ay marwalba ugu heelan yihiin una garab istaaganyihiin shacabka Soomaaliyeed. Read more...
Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya oo dalka Jabuuti gaarey
- 11 January 2012
- Axadle
- Hits: 271
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya waxaa Garonka caalamiga ah ee dayuuradaha ee Djibouti si heer sare ah ugu soo dhoweeyey Ra’iisul Wasaaraha Djibouti Dileyte Mohamed Dileyte iyo marwadiisa, Read more...
Dadka Deegaanka Saylac & Lawyacado oo ka cabanaya shirkada Somcable
- 11 January 2012
- Axadle
- Hits: 492
January 11th Dunidda \ Somalia
Xaalada magaalada Saylac ayaa maanta degenayd ka dib markii shaqaaqo ka dhextaagnayd labadii maalmood ee ka horeeyay maanta, Arintaas oo shaqaaqada ah oo ka dhalatay markii dadka deegaanka ah loo diiday in ay ka shaqeeyaan shaqada CABLKA isgaadhsiinta ah ee deeganadaas hada ay ka wado Shirkada SOMCABLE ee uu leeyahay Ganacsadaha reer Hargaysa ee haysta dhalashada Jabuuti ee la yidhaa Ina Aw Siciid. Read more...
Safaarada Jabuuti ee Soomaaliya oo beenisay warkii ka soo baxay Al-Shabaab
- 11 January 2012
- Axadle
- Hits: 657
January 11th Dunidda \ Somalia
War saxaafadeed ka soo baxay Safaarada Jabuuti ay ku leedahay Magaalada Muqdisho ayaa looga hadlay war dhowaan ka soo baxay Al-Shabaab oo ahaa in Ciidamada ka socda Dowladda Jabuuti inay ka dambeeyeen duqeyntii loo geystay Masaajidka Al-Hidaaya. Read more...
Labada Wafdi ee ka qeyb galaya shirka Baarlamaanada IGAD oo midna la hor dhigay Calanka Somalia midna Magaca
- 09 January 2012
- Axadle
- Hits: 270
January 9th Dunidda \ Somalia
Labo wafdi oo ka socda Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta isku qabsaday kursiga shirka Baarlamaanka IGAD oo wajigiisa labaad maanta uu furay Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, kaasoo la filayo in caawa la soo gaba gabeeyo. Read more...
Ciidamada Dalka Djibuuti oo Lagu eedeyey ina y ku lug lahaayeen duqeyntii Masaajidka Al-Hidaaya
- 09 January 2012
- Axadle
- Hits: 324
January 9th Dunidda \ Somalia
Al-Shabaab ayaa ku eedeysay Ciidamada Jabuuti ee ka midka ah howl galka AMISOM inay ku lug lahaayeen duqeyntii habeen hore lala dhacay Masaajidka Al-Hidaaya ee ay leeyihiin Culimada Tabliiqa. Read more...
Madoobe Nuunow “Xukuumada waxaa ka sugeynaa inay noo soo gudbiso Miisaaniyad sanadeedka iyo Road Map-ka”
- 08 January 2012
- Axadle
- Hits: 245
January 8th Dunidda \ Somalia
Madoobe Nuunow Maxamed oo 3-dii bishan xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka ay u doorteen Gudoomiyaha baarlamaanka ayaa difaacay doorashadiisa gudoomiyenimada, isagoo sheegay inuu sharci ku taagan yahay. Read more...
Shirar loogu hadlayo Xaalada Dalka Soomaaliya oo Maanta ka furmaya Djibuuti.
- 07 January 2012
- Axadle
- Hits: 398
January 7th Dunidda \ Somalia
Read more...
Magaalada jabuuti ee Caasimada Dalka Djabuuti ayaa lagu wadaa in ay maanta ka furmaan labo shir oo si qoto dheer loogu hadlaayo xaalado quseeyo Arrimaha Soomaaliya, kaasi oo ay ka qeyb galayaan Dowladaha ku jira IGAD, Madax ka socota QM, iyo wafdi Soomali ah.
Xawaaladaha Soomaalida ee Gobolka Mennisota oo maanta si KMG howlahooda u bilaabaya
- 07 January 2012
- Axadle
- Hits: 326
January 7th Dunidda \ Somalia
Shirkadaha Xawaaladaha ee Soomaalida ku leeyihiin Gobolka Mennisota ayaa maanta la filayaa in si KMG ah howlahooda u bilaabaan, kadib labo todobaad oo hakad ku jiray howshooda xaawaladeed. Read more...
Galada ayaa Sidaas jecel 'Aniga Waan ku aadkeysanayaa Ma soo dhigaan doono Waan Daalay''
- 05 January 2012
- Axadle
- Hits: 850
January 5th Dunidda \ Somalia
Ismael oo ku celiyey Mar afaraad in uu soo Noqon Doonin Isaga oo uu waramayey idaacada uu gaarka ah Dawladda ee Ku Haddasha Afka Dawladda ee Afka Qaladna lagu yiraahdo RTD. Read more...
Xildhibaan Madoobe Nuunow oo ku guuleystay doorashada Gudoomiyaha Barlamaanka
- 04 January 2012
- Axadle
- Hits: 384
January 4th Dunidda \ Somalia
Waxaa goor dhoweyd la soo gaba gabeeyay doorashadii xilka Gudoomiyaha Baarlamaanka oo xildhibaanada Baarlamaanka ee xilka ka qaaday Shariif Xasan ay ku dooranayeen Xarunta Golaha shacabka, iyadoo kulanka Xildhibaanada uu maanta ahaa kii ugu dheeraa oo muddo sideed saacadood qaatay. Read more...
Xildhibaanada oo si ka daran sidii hore isu garaacay, garabka taageersan Shariifka oo iyagoo dhiig ka da’aya xoog looga saaray Xarunta Golaha shacabka
- 04 January 2012
- Axadle
- Hits: 417
January 4th Dunidda \ Somalia
Xildhibaanada oo si ka daran sidii hore isu garaacay, Xildhibaanada taageersan Shariifka oo iyagoo dhiig ka da’ayaxoog looga saaray Xarunta Golaha shacabka Xildhibaanada Baarlamaanka ayaa haatan waxaa uu gacan ka hadal ku dhex marayaa Xarunta Golaha shacabka, kadib markii ay saaka xaadireen, iyadoo Wariyeyaasha banaanka loo saaray ka hor inta aysan Xildhibaanada gudaha u gelin xarunta Golaha shacabka. Read more...
DAGAAN AHAAN SAYLAC AYAA ISKA LEH? MAXAASE U SABAB AH SHEEGASHADA SAMAROON EE DAGAANKA SAYLAC?
- 03 January 2012
- Axadle
- Hits: 795
January 3rd Dunidda \ Somalia
Taariikh ahaan magaalada SAYLAC waxay ka mid tahay magaalooyinka ugufacca wayn qaaradan Afrika. Dagaan ahaana waxay ku taalaa buqcad aadmuhiim ugu ah degaanka dhinacyada ganacsiga iyo nabadgalyadaba. Sidaay iska daba mareen gumaystayaashii reer Yurub iyo qoraayadii reer carbeed meel loo dhaafo la garan maayee SAYLAC waa hooyadii xadaaradda geeska Afrika. Read more...
Ciidamada Itoobiya iyo kuwa dowladda oo xalay saddex wado kaga soo ruuqaansaday Beledweyn
- 03 January 2012
- Axadle
- Hits: 528
January 3rd Dunidda \ Somalia
Wararka ka imaanaya Magaalada Beledweyn ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamo dheeraad ah oo ka socda Dowladda Itoobiya ay soo gaareen Magaalada, kadib markii sabtidii ay ka qabsadeen Xarakada Al-Shabaab. Read more...
Kooxda Katrineholm oo si sagootis ah cashir ugu dhigtay jaaliyadaha Sweden. Sawirro.
- 01 January 2012
- salax
- Hits: 282
January 1st Dunidda \ Somalia
Waxaa Dalka Sweden ka dhacay Tartan ciyaareed kubada Cagta ah oo aad u xiiso badan kaasi oo ay ka soo qeyb galeen kooxo ka kala socday Jaaliyadaha soomaalida ee ku nool Magaalada Orebro iyo Nawaaxigeeda, iyadoona ay tartanka qeyb ka ahaayeen jaaliyado kale oo ajnabi ah. Read more...
Tartankaan oo u muuqday mid bahda Isboortiga ee ku sii sagootinayeen sanadka 2011 ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Eurosom Finans Örebro, oo ah bankiga Soomaalida ee ka furatay Sweden, iyadoona ay ka wada qeyb galayeen kooxo dhalinyaro ah iyo kooxo cuslaatay.








