November 12th Dunidda \ Somalia
Dagalyahanadda al shabaab ayaa soo saaray muuqaalka Filim ka hadlaya dagaalada ka socda dayniile iyo askartii looga dilay Ciidamada Brundi dagaaladaas iyadoo sidoo kale muuqaalkan uu yahay mid Wariye ku hadlaya Luuqada Ingiriiska si fiican u diyaariyay waxaana looga talagalay ama ay fariin u tahay sida ay sheegayn saraakiisha shacabka Brundi. Read more...
Somalia
muuqaalkii Ay shabaabka ka diyaariyeen dagaalada dayniile Daawo
- 12 November 2011
- Axadle
- Hits: 817
Wilkii soomaaliyeed ee sawirkiisa Naxdiinta laha ee calamka lagu Faafiyey Ayaa Muqalkiisa soo Roonadeey Hadda
- 11 November 2011
- Axadle
- Hits: 827
November 11th Dunidda \ Somalia
Sadex bilood ka hor ayey aheyd Marki lagu faafiyey Calamka sawirkaan Naxdiinta Xambaarsaan kaas oo ka turjumayey Macluusha ka jirta Dalalka Geeska afrika. Arrinta masiibadda ah ayaa waxaa uu soo gurmadeey Calaamka iyo Qurbo joogta Soomaaliyeed ee Dibadda ku nool, Read more...
Gaari ay la Socdeen Saraakiil iyo Ciidamo katirsan Al-Shabaab oo la qarxiyay
- 10 November 2011
- Axadle
- Hits: 407
November 10th Dunidda \ Somalia
Read more...
Waxaa Shalay Qarax aad u xoogan lala eegtay Gaari ay saarnaayeen Saraakil iyo Ciidamo katirsan Xarakada Al-Shabaab xili uu marayay Qeybo kamid ah Gobolka Galgaduud.Gaariga la qarxiyay ayaa la sheegay xiliga uu qaraxu qabsanayay in u marayay meel ku dhaw Deegaanka Wabxo ee Degmada Ceel Bur iyadoona gaari ay saarnaayeen Saraakil iyo Ciidamo katirsan Al-Shabaab.
Madaxweyne Shariif oo Maanta Boqolaal Dadweyne ku dujiyay Salaada Ciida Masaajidka Isbaheysiga
- 06 November 2011
- Axadle
- Hits: 431
November 6th Dunidda \ Somalia
Madaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa markii labaad Salaada Ciida boqolaal ruux kula dukaday Masaajidka Isbaheysiga Islaamka, iyadoo ammaanka Masaajidka iyo wadooyinka soo gala si weyn loo adkeeyay. Read more...
Isgaarsiinta Degmada Baar Dheere oo Hawada laga saaray iyo Ciidamada Huwanta oo kusii dhaw degmadaasi
- 05 November 2011
- Axadle
- Hits: 492
November 5th Dunidda \ Somalia
Wararka ay saxafaddu ka helayso Degmada Baar Dheere ee Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Isgaarsiinta Degmadaasi hawada laga saaray kadib cabsi iyo dhaq dhaqaaqyo ciidan oo halkaasi si aad ah looga dareemay. Read more...
Muslimiin Xujey ah oo maanta taagan Banaanka Carafo, si ay u gutaan Rugniga ugu weyn ee Xajka
- 05 November 2011
- Axadle
- Hits: 303
November 5th Dunidda \ Somalia
Malaayiin Muslimiin ah ayaa maanta waxay taagan yihiin Banaanka Carafo, si ay u gutaan rugniga ugu weyn ee Xajka, kadib markii shalay uu si rasmi u bilowday gudashada waajibaadka Xajka. Read more...
Uruurka Isku taga Qowleystada shabakadda internetka oo Ku Hanjabay In ay Hawadda ka sarayan Facebook Bari
- 04 November 2011
- Axadle
- Hits: 806
November 4th Dunidda \ Somalia
Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay oo aan ka helayno Barta internetka ee wax laysku weydarsado ee loo yaqaan twitter ayaa lagu dabacay in Bari oo ku beegan 5 November 2011 Facebook la jabsaan doono, Arrintaan ayaa walwal Galisay milkilaha shabakadda Facebook sidaas waxaa yirii Qabiir ku taqasuusay Falaqeynta Amaanka Qawleysatadda Internetka ka qarabata oo magaciisa la yirahdo Joakim von Braun. Read more...
18 ka mid ah dagaal yahanada Shabaab oo badda lagu daray.
- 04 November 2011
- Axadle
- Hits: 323
November 4th Dunidda \ Somalia
Read more...
Dowladda kenya ayaa sheegaysa in ay dejiyeen doon ay saarnaayen dagaalyahano al shabaab ka tirsan sida laga soo xigtay Ciidamada Badda ee kenya. Wararka ayaa sheegaya in Ciidamada Badda ee kenya ay dejiyeen doon ay saarnaayeen 18 ka mid ah dagaalyahano al shabaab ah in
Culimada Muslimiinta Ma Isku Raacsan Yihiin Asal ahaan inaysan banaaneyn in Maalinta sabtiga Soon gaar ah lala beegsado ?
- 04 November 2011
- Axadle
- Hits: 417
November 4th Dunidda \ Somalia
Culimada Muslimiinta waa ay isku wada raacsan yhiin Asal ahaan inaysan banaaneyn in Maalinta sabtiga Soon gaar ah lala beegsado ayadoo uusan Qofka uga soo aadin Caado uu lahaan jiray ama Maalin sida carafada oo kala ah oo Soonkeedu Suno daliil gaar ah leh yahay. Read more...








