Maanta oo kale waxay bahda Saxaafadda iyo guud ahaan shacabka Soomaaliyeed dhegahooda ay maqleen dhawaaq aysan jecleysan, markii tii Alle u timid Maxamed Muxiyaddiin Cali oo la dhihi karo wuxuu ahaa halbowlaha Saxaafadda Soomaaliyeed, waxaana qoraalkan ugu qeyb qaadaneynaa inaan xuskiissa kala qeyb qaadano ehelkiisa, asxaabtiisa iyo guud ahaan intii taqiin. Read more...
Somalia
29ka Decembar maalin Saxaafadda Soomaaliyeed ay waayeen rug cadaa halbowle u ahaa xorriyadda Saxaafadda
- 30 December 2011
- Axadle
- Hits: 600
Bahda Isboortiga Katrineholm oo tacsi u diraya Taageerayaasha Degmada Wadajir
- 28 December 2011
- Axadle
- Hits: 472
December 28th Dunidda \ Somalia
Bahda Isboortiga magaadda Katrineholm ee Dalka Sweden ayaa waxaay si tiraanyo leh tacsii ugu diraayan qarabadii,eheladii iyo Bahdi isboortiga ee ay ka geeriyoodeen tageerayaashii isboortiga ee Dagmadda wadajir. Read more...
Ma Ruunba in Dawladda Djibouti ay Mashaaric Horumarin ka Fulineyso Hargeysa Xili Gobalka salal Ay dhibaato Iyo Dar xumo ay ka jirto
- 25 December 2011
- Axadle
- Hits: 779
December 25th Dunidda \ Somalia
Waxa magaalo madaxda gobolka Salal ee Saylac kusoo fatahay biyaha bada oo cabsi aad u wayn ku abuuray bulshada ku nool magaaada. Waa markii labaad todobaado gudahood oo ay kusoo fatahaan biyaha badu magaalada Saylac iyada oo biyahani ay dhamaan aqalada ay uugu galeen bulshada ku nool magaalada. Read more...
Ismael Omar ayaa markii u horeysay ka hadlay go’aanka ay Ciidamada ugu direen Soomaaliya
- 24 December 2011
- Axadle
- Hits: 556
December 24th Dunidda \ Somalia
Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa markii u horeysay ka hadlay go’aanka ay Ciidamada ugu direen Soomaaliya, isagoo sheegay inay isku dhiig iyo isku af yihiin Soomaalida. Read more...
Orodyahanka Da'da Yar ee Reer Djibouti Ayanleh Hassan Oo Ku Guuleystay Bilad Dahab Oradka 1500m
- 21 December 2011
- Axadle
- Hits: 714
December 21st Dunidda \ Somalia
Dalka Jabuuti ayaa biladii ugu horeysay ka helay ciyaaraha dalalka carabta ee ka socda magaalada Doha ee dalka Qatar, waxaana ay biladaasi uga mahadcelinayaan oradyahan Ayaanle oo ku guuleystay orodka 1500 M ee ragga. Read more...
Cutubyadii ugu Horeyey Ciidamada Djibouti oo soo Caga dhigtey Garoonka Adan Cade ee Magaladda Muqdisho
- 20 December 2011
- Axadle
- Hits: 671
December 20th Dunidda \ Somalia
Waxaa Magaalda Muqdisho daqiiqado ka hor ka soo dagay Diyaarad Millitary oo siday Cutubyo ka tirsan Ciidamada Dalka Jabuuti kuwooda qeyb ka noqonaya Howlgalka AMISOM ee ka wado dalka Soomaaliya. Read more...
Baarlamaanka Soomaaliya oo noqday fadlan lacag ku shubo. “Qormo xiiso leh”
- 17 December 2011
- Axadle
- Hits: 629
December 17th Dunidda \ Somalia
Tan iyo markii lagu soo dhisay Dowladda KMG Soomaaliya dalka Kenya waxaa ay la jaan qaatay murano iyo is qabqabsi u dhaxeeya Madaxda ugu sareysa dalka, iyadoo la adeegsanayo Baarlamaanka oo ah Hey’adda sharci dejinta dalka. Read more...
Abaanduulaha Ciidamada Milateriga Jabuuti Jen. Zakariye Sheekh Ibraahim oo ay wehliyaan Saraakiil ciidan oo maanta Muqdisho soo gaaray
- 17 December 2011
- Axadle
- Hits: 608
December 17th Dunidda \ Somalia
Abaanduulaha Ciidamada Milateriga dalka Jabuuti Jen. Zakariye Sheekh Ibraahim oo ay wehliyaan Saraakiil ciidan ayaa maanta soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya, si ay gogol xaar ugu noqdaan Ciidamada Jabuuti ee la filayo in maalmaha soo socda soo gaaraan Magaalada Muqdisho. Read more...
Qurba joogta beesha Ciise oo Markii Ugu Horeysay Boqday Gobaladda ay ka soo Jeedaan Xili Gobaladdaas Xalad Adag Laga soo Sheegayo
- 16 December 2011
- Axadle
- Hits: 935
December 16th Dunidda \ Somalia
Qurba joogta beesha Ciise ee Safarka Ku marayaa Gobaladda Ay Besha Ciise Degto safarkan ayey ugu magac dareen Sahan kaas oo uu soo qaban qaabiyay Uruurka SCS (Sitti Civil Society) Qurbo joogtan ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia. Read more...
Al-Shabaab oo uga digtay Dowladda Jabuuti in Ciidamo ku soo biiraan howl galka AMISOM
- 16 December 2011
- Axadle
- Hits: 494
December 16th Dunidda \ Somalia
Xarakada Al-Shabaab ayaa digniin culus u dirtay Dowladda Jabuuti, kadib markii ay shaacisay in maalmaha soo socda ay Ciidamo nabad ilaalin u soo direyso Magaalada Muqdisho, si ay ugu biiraan howl galka AMISOM. Read more...
Kenya oo ku goodisay in todobaadyada soo socda ku tageyso Magaalada Kismaayo
- 16 December 2011
- Axadle
- Hits: 351
December 16th Dunidda \ Somalia
Saraakiisha Ciidamada Kenya ee ku sugan deegaanada Jubooyinka ayaa ku goodiyay in tdoobaadyada soo socda ku tagi doonaan Magaalada xeebta ku taal ee Kismaayo, si ay ula wareegeen. Read more...
Gelle oo Khudbad dar daaran u jeediyay Ciidamada Jabuuti ee ku wajahan Soomaaliya
- 14 December 2011
- Axadle
- Hits: 679
December 14th Dunidda \ Somalia
Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa khudbad dar daaran ah u jeediyay Ciidamada Jabuuti maalmaha soo socda u soo direyso Soomaaliya, si ay uga mid noqdaan Ciidamada AMISOM, kadib markii uu booqday Xerada Milateriga ee Cali Coon ee duleedka Jabuuti. Read more...
Leon Panetta Dalalka ay ku jirto Djibouti Waxaay ay muhiim u yihiin dadaalka ka dhanka ah argagixisada
- 13 December 2011
- Axadle
- Hits: 303
December 13th Dunidda \ Somalia
Xoghayaha Difaaca Maraykanka Leon Panetta ayaa sheegay in dalalka ay Djibouti ka mid tahay ay muhiim u yihiin dadaalka ka dhanka ah argagixisada. Maraykanka ayaa haatan diiradiisa u wareejinaya kooxaha Al-Qaacida ku xiran ee ku sugan Soomaaliya iyo Yemen. Read more...
In ka badan 250-Xildhibaan oo shir uga socda Xarunta Golaha shacabka iyo Shir gudoon KMG ah oo ay doorteen
- 13 December 2011
- Axadle
- Hits: 391
December 13th Dunidda \ Somalia
Xarunta Gollaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka dhacay kulan ay yeesheen 283 xildhibaan oo ka tirsan baarlamaanka KMG ee Soomaaliya.Xidhibaannadan ayaa ka d ooday mooshin ay wadeen qaar ka tirsan xubnaha baarlamaanka oo ka dhan ahaa guddoomiyaha baarlamaanka. Read more...
Sheekh Umul oo kashifay xiriirka ka dhaxeeya islaamiyiinta Soomaaliya iyo Eritrea. Daawo
- 11 December 2011
- Axadle
- Hits: 845
December 11th Dunidda \ Somalia
Sheekh Umul ayaa jawaab culus ka bixiyay war ka soo yeeray Sheekh lagu magacaabo Sheekh Maxamed Takar oo ka mid ah Sheekh-yada ugu sareeya Xoogaga Al-Shabaab, asigoona khudbad meelo badan taabaneesa kaga hadley in la kaashado gaalada. Read more...
Al-Shabaab oo isku heysta Labadii Haween laga soo qafaashay Dhadhaab
- 10 December 2011
- Axadle
- Hits: 476
December 10th Dunidda \ Somalia
Shabaabka Gobolka Shabellaha Hoose ayaa isku khilaafsan Labadii haween ee laga soo afduubtay Xerada Qaxootiga Dhadhaab ee Gobolka Waqooyi Bari Kenya, iyadoo Labadan Haween la geeyay Magaalada Marka. Read more...
Al-Shabaab oo sheegatay in dagaaladii saaka ku dileen 4-ka tirsan Ciidamada AMISOM iyo 9-askari Dowladda ah
- 08 December 2011
- Axadle
- Hits: 490
December 8th Dunidda \ Somalia Read more...

Xarakada Al-Shabaab ayaa ka hadashay dagaalo qaraar oo saaka ka dhacay qeybo ka mid ah deegaanada waqooyi bari, iyadoo guulo kaga sheegatay dagaalada oo xalay ilaa saaka waabarigii hore weerarka iyada laheyd.
M/Shariif oo kulan la yeeshay hogaamiyayaasha Ethiopia iyo Jabuuti.
- 06 December 2011
- Axadle
- Hits: 456
Gelle oo Dhaar ku Marey yirina Waa hubaal in aanan dib isku soo sharixi doonin sanadka 2016 xili ay beesha uu ka dhashay ay ka dayrisay si joogistiisa
- 05 December 2011
- Axadle
- Hits: 702
December 5th Dunidda \ Somalia
Maxadwaynaha jamhuuriyada Djibouti Ismaaciil Cumar Geele ayaa waxa uu waraysi dhinacyo badan taabanaya uu siiyay wargeyska dalka Fransiiska laga lee yahay oo la yidhaahdo Jeune Afrique, wargayskan ayaa isagu inta badan ka hadla dalalka Afrika. Read more...
Djibouti iyo Burkina Faso oo barbardhac Noqday dhanka dalalka dunida ugu musuqmaasuq badan Xili Dalalkaas Maamul xumo loga dayrinaayo
- 05 December 2011
- Axadle
- Hits: 568
December 5th Dunidda \ Somalia
Warbixin ay soo saartay hayada Transparency Interntional ee fadhigeedu yahay dalka Jarmalka ayaa lagu sheegay heerka musuqmaasuqa ee wadamo gaaraya 182 dal. Warbixintan ayaa lagu qoray in dalka New Zealand uu noqday dalka ugu musuqmaasuq yar dunida isagoo galay lambarka koowaad halka ay kaalinta 2aad ka galeen dalalka Denmark iyo Finland.Sidoo kale Dalka Sweden ayaa isna ka galay Kalinta 4raad dhanka kale Iyadoo dalka Maraykankana uu galay kaalinta 23aad sida warbixinta toddobaadkan lagu daabacay. Read more...
Shirkii Aayaha Shabaab ee Baydhabo oo bayaan laga soo saaray & magacii Shabaab oo la badalay
- 05 December 2011
- Axadle
- Hits: 579
December 5th Dunidda \ Somalia
Shir baraalan oo looga arinsanayey aayaha Al Shabaab islamarkaana mudo Shan cisho ah ka socday magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolk Baay ayaa la soo gabagabeeyey iyadoona laga soo saaray bayaan dhowr qodob ka kooban. Read more...








