February 2nd World \ Somalia
Xoghayaha Arimaha Dibada Dowladda Ingariiska Wiliam Hegue iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhow ka soo degay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho iyadoona si weyn Muqdisho loogu soo dhoweeyey Read more...
Somalia
Xoghayaha Arimaha Dibada Ingariiska oo Muqdisho yimid iyo Dowladda Britain oo safiirkeeda Somaliya maanta magacowday
- 02 February 2012
- Axadle
- Hits: 98
Ciidamada Nabasugida oo soo bandhigay wiil dhalinyaro ay sheegeen inuu isku qarxin rabay garoonka diyaaradaha
- 01 February 2012
- Axadle
- Hits: 167
February 1st World \ Somalia
Ciidamada Nabasugida qaranka ee Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ayaa shalay gelinkii dambe soo bandhigay wiil dhalinyaro ah oo ay ka qabteen shalay garoonka diyaaradaha, kaasoo in muddo ah ay ku daba jireen. Read more...
Kooxo Hubeysan oo xalay weerar ku qaaday goob dhalinyaro ku caweynayeen degmada Wardhiigley
- 01 February 2012
- Axadle
- Hits: 103
February 1st World \ Somalia
Inta la og yahay hal ruux ayaa ku geeriyooday labo kalena dhaawac ayaa soo gaaray, kadib markii Kooxo Hubeysan xalay fiidkii ay weerareen goob dhalinyaro ku caweynayeen oo ku taal degmada Wardhiigley. Read more...
Dagaal xoog leh oo saaka ka qarxay deegaanka Jasiira ee duleedka Muqdisho
- 31 January 2012
- Axadle
- Hits: 101
January 31st World \ Somalia
Dagaal xoog leh ayaa ka socda deegaanka Jasiira ee duleedka Magaalada Muqdisho, kadib markii saaka waabarigii uu ka qarxay halkaas, iyadoo dagaalka uu ka soconayo jihooyin badan oo deegaanka xeebta ku yaal ee Jasiira ka tirsan. Read more...
Madaxweyne Shariif oo si kulul u cambaareeyay dilkii Agaasimaha Idaacadda Shabelle
- 29 January 2012
- Axadle
- Hits: 163
January 29th World \ Somalia
Madaxweynaha dowladda KMG ah ee Soomaaliya ayaa si kulul u cambaarayay dilkii xalay Muqdisho loogu geystay Allaha u naxariistee Agaasimihii Idaacadda Shabeelle, kaasi oo maanta lagu aasay deegaanka Jaziira. Read more...
Kooxaha Burcad badeedka heysata Wariyaha Mareykanka oo dalbadaya $12-milyan Doolar
- 28 January 2012
- Axadle
- Hits: 162
January 28th World \ Somalia
Burcad badeedka Soomaalida ee afduubka u heysta Wariyaha u dhashay dalka Mareykanka ayaa dalbaday lacag madax furasho ah oo gaareysa $12-milyan Doolarka Mareykanka, iyadoo kooxahan ay ku hayaan ninkan meel u dhow degmada Hobyo. Read more...
Shirka Midowga Afrika oo ka furmi doona dhismaha cusub ee Shiinaha ka hirgelisay Addis Ababa
- 28 January 2012
- Axadle
- Hits: 166
January 28th World \ Somalia
Ururka Midowga Afrika ayaa la filayaa inuu furo dhismahiisa cusub ee xarunta Addis Ababa ee dalka Itoobiya dhismahaan ayaa ku baxday $200 Milyan oo dolarka Maraykanka kaas oo u dhiganta 127 Milyan oo Pound. Read more...
Djibouti oo Cood dheer ku tageertey in xayiraad lagu soo rogo cidii ka hor-timaada Heshiiskii Kampala iyo Road Map
- 28 January 2012
- Axadle
- Hits: 226
January 28th World \ Somalia
Sidaa aan ka soo xigaanay Goob joogayal ku sugaan Halka shirka uu uga socdo Madaxda Urur Goboleedka IGAD oo xalay shir ku yeeshay Magaalada Addis Ababa ayaa isku raacay in xayiraad lagu soo rogo cidii ka hor-timaada Heshiiskii Kampala iyo Heshiiskii Road Map ee Khariirada Nabada Soomaaliya.
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Meles Zenawi oo markii u horeysay ka hadlay soo gelitaanka Ciidamadiisa ee Soomaaliya
- 28 January 2012
- Axadle
- Hits: 81
January 28th World \ Somalia
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Atto Meles Zenawi ayaa markii u horeysay ka hadlay soo gelitaanka Ciidamadiisa ee Soomaaliya, isagoo ka dhawaajiyay inay goobaha ay qabsadaan ku wareejin doonaan Ciidamada AMISOM. Read more...
Shariif oo Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyey Addis Ababa
- 27 January 2012
- Axadle
- Hits: 156
January 27th World \ Somalia
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Mudane Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo Wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia halkaasi oo uu ka socdo shir ay leeyihiin Madaxda dalalka Urur goboleedka IGAD. Read more...
Sadex bilood kadib markii Ciidamada Kenya galeen Soomaaliya (Warbixin)
- 27 January 2012
- Axadle
- Hits: 181
January 27th World \ Somalia
Waxaa lagu tilmaami karaa isbadalkii ugu weynaa ee Geeska Afrika ka dhacay 30kii sanno ee lasoo dhaafay xagga militariga kadib dagaalkii Soomaaliya iyo Ethiopia 1977dii iyo waliba isbadalkii ugu weynaa xagga siyaadda ee dhacay labaatankii sanno ee lasoo dhaafay kadib markii ay dhaceen xukuumadihii militariga ee Soomaaliya iyo Ethiopia ee ay kala hogaaminayeen Jeneraal Maxamed Siyaad Barre iyo Magiste Xayle Maryam. Read more...
Diyaarado dagaal oo xalay saqdii dhexe weeraray Kooxo Burcad badeed ah, xoogna uga soo furtay La heystayaal Ajaaniib ah
- 25 January 2012
- Axadle
- Hits: 87
January 25th World \ Somalia Diyaarado dagaal oo isugu jiray nuuca qumaatiga u kaca ee Helicopters iyo diyaarado Miigag ah ayaa xalay saqdii dhexe weerar lama filaan ah ku qaaday xadka u dhaxeeya Gobolada Mudug iyo Galgaduud, halkaasoo saldhig ku lahaayeen Kooxo Burcad badeed ah. Read more...
Wararkii ugu dambeeyay Qaraxii ismiidaaminta Beledweyn, Bandow la geliyay Magaalada & Shabaab oo sheegtay
- 24 January 2012
- Axadle
- Hits: 95
January 24th World \ Somalia
Faah faahin ayaa ka soo baxeysa qarax ismiidaamin ah oo saaka aroortii ka dhacay Magaalada Beledweyn ee Xarunta Gobolka Hiiraan, iyadoo qaraxa ahaa mid aad u xoogan oo gil gilay Magaalada oo idil. Read more...
Muqdisho oo caawa Madaafiicda aanay joogsi laheyn iyo Hilaaca madaafiicda oo la arkayo
- 23 January 2012
- Axadle
- Hits: 261
January 23rd World \ Somalia
Magaalada Muqdisho ayaa caawa u ah habeen dagaal, madaafiicdana ay tahay mid aan kala joogsi laheyn, iyadoo meelaha qaar ay ka socdaan iska hor imaadyo u dhaxeeya Ciidamada Dowladda, AMISOM oo isku dhinac ah iyo Xarakada Al-Shabaab. Read more...
Warar sheegaya in gudoomiyaha Baarlamaanka laga yaabo inuu xilka wareejiyo
- 23 January 2012
- Axadle
- Hits: 351
January 23rd World \ Somalia
Wararka laga helay ilo muhiim oo ku dhow Saraakiisha ku nool xarunta Villa Somaliya ayaa sheegaya in Gudoomiyihii hore ee Barlamaanka Shariif Xasan Sheekh Aadan ay soo food saartay xaalad cakirnaan ah kadib markii culeysyo siyaasadeed ay saareen Read more...
Mareykanka oo sheegtay inay dileen Bilaal Al-Barjaawi
- 22 January 2012
- Axadle
- Hits: 207
January 22nd World \ Somalia
Xukuumada Washington ayaa qiratay inay xubin sare oo ka tirsan Hogaamiyeyaasha sare ee Al-Qaacida shalay ku dishay diyaaradaha kuwa aan cidina wadin ee Drone, markii ay ku weerartay Kolonyo uu la socday Bilaal Al-Barjaawi oo u dhashay dalka Lubnaan. Read more...
Ciidamada Somaliland oo rasaas ku furay dad dibad bax ballaaran ka waday Magaalada Laascaanood
- 21 January 2012
- Axadle
- Hits: 133
January 21st World \ Somalia
Ciidamada Somaliland ayaa rasaas sababtay dhimasho iyo dhaawac waxay maanta ku fureen dad rayid ah oo banaan bax ka dhan ah Somaliland ka dhigay Magaalada Laascaanood ee Gobolka Sool. Read more...
Puntland oo sheegtay in Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya fasax uga heystaan Shidaalka laga qodayo Dooxada Daroor
- 17 January 2012
- Axadle
- Hits: 310
January 17th World \ Somalia
Maamulka Puntland ayaa shaaca ka qaaday in Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Dr. C/wali Maxamed Cali (Gaas) ay fasax uga heystaan qodista ceelalka shidaal ee shalay Madaxweynaha Puntland xariga ka jaray, kaasoo laga qoday Dooxada Daroor. Read more...
Wasiirka Gaashaandhiga Kenya Yusuf Xaji oo ku tilmaamay fikirka ah qabsashada Kismayo inuu yahay mid qiyaali ah
- 16 January 2012
- Axadle
- Hits: 176
January 16th World \ Somalia
Dowlada Kenya ayaa shaacisey inaysn rajo ka qabin inay qabsato magaalada dekeda ah ee Kismayo iyadoo aysan ciidamadeeda helin dhaqaale iyo qalab ay ku taageeraan beesha caalamka. Read more...
Dhaqdhaqaaq xoogan oo ka jira deegaano ka tirsan gobolka Hiiraan
- 14 January 2012
- Axadle
- Hits: 152
Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan oo ay dhawaan la wareegeen Ciidamada itoobiya iyo kuwa dowladda KMG Soomaaliya ayaa ka jira dhaqdhaqaaqyo ciidan oo ay wadaan Ciidamada Huwanta ah, taasoo ay ku doonayaan In ay deegaano hor leh kula wareegaan. Read more...
Raysalwasaraha Wasaaraha Soomaaliya oo la kulmay Madaxweynaha Djibouti
- 12 January 2012
- Axadle
- Hits: 260
January 12th World \ Somalia
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Prof Abdiweli Mohamed Ali oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Djibouti ayaa maanta la kulmay Madaxweynaha Djibouti Ismail Omar Gelle. Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ayaa Madaxweynaha Djibouti uga mahadceliyey sida uu isaga, dowladiisa iyo shacabka Djbiouti ay marwalba ugu heelan yihiin una garab istaaganyihiin shacabka Soomaaliyeed. Read more...



















































