Axadle

rtd Live
Axadle468x60

Mon05212012

Last update08:22:43 AM

Back Addunka World News Science Baaq uu Direy Madaxwaynaha maamul gobaleed Saylac iyo Lughaya Mudane Mahad Abib Mohamoud

Baaq uu Direy Madaxwaynaha maamul gobaleed Saylac iyo Lughaya Mudane Mahad Abib Mohamoud

  • PDF
wareysiga

February 21st Dunidda \ Somalia Madaxwaynaha maamul - gobaleedka Mudane Mahad Abib Mohamoud, oo baaq uu dirayaa dadweynaha ka soo jeeda Beesh Ciise ee maamul goboleedka Saylac iyo Lughaya State Annagoo rumeysan midnimaada ummada Somaaliyeed inney tahay Muqadas oo mar naba loo gudbi karin in

Somalia lakala ququbo, Beesha ciise oo danta guud aaminsan waxaa dani ugu jirin inney dibadbaxyo ka dhacaaya 23 Febuary 2012 magaalada London, ee ka soo horjeeda midnimaba Soomaaliya ka soo qaybqaataan.

Waxaan kaloo xalkan ka cadeynayaa in ummada Saylac iyo Lughaha State aan la mataali karin, loona
tilmaami karin, aayahooga iyo horumarkoda. Beesha Ciise way ka tashadeen sidi an loo soo faragalin. Waxaana xagan ka cadayayneynaa cidkaley oo joogta Hargeisa ama meelkale oo Somaaliya kamid ah iin ay wax noo soo sidin oo tahay iney anagu ayaheena ka tashano oo maamulka gobolkeena an anagu cmeheena ku qaabsano.

Baaqan ka socda xuukumada Saylac iyo Lughaya State una direyso dhamaan ummada beesha Ciise in ayna ka qaybqaadan kana digtoonaadan mu'aamaradka beelaha qaarkood ay wataa sii ay dantooda gaarka ah fushadaan, Uummada Ciisaw dhulkan innikaa iskale cidkalena talo haka suuginna, aayahaa dalkiino wa minimada sommaliya oo Muqadas ah.

Waxaa nassib daro ah, in lagu dibadbaxo iiyadoo, bulsha caalamku wadaan sidii midnimada soomaaliyed loo quweynlahaa, loo taageerilahaa sii aayahooga uu gartaan kana faa'iidaystaan fursadan qaaliga ah ee daaxda aduunweynahu ka soo qaybqaateen sii loo taageero umada Soommaliyed,


Ka soo xigtay,
Madaxwaynaha Maamulgobaleedka
Saylac iyo Lughaya State
Mahad Abib Mohamoud

 


Related Posts:
Dawladaha aduunka ayaa tartan iyo hardan xoogan waxay ugu jiraan sidii midba uu ku heli lahaa macluu
Xarakada Al-Shabaab ayaa shalay galab fagaare ku yaal Ceelasha Biyaha ku soo bandhigtay Askari Itoob
Waxaa la filayaa in mudo sadex bilood ah ay ku soo dhamaato waqtigii loo qabtay in lagu soo af-jaro
Al-Shabaab ayaa soo bandhigay aqoonsiga, sawirka iyo darajada Sarkaal sare oo ka tirsan Ciidamada Br
Hamdi Hafez al-Nubi oo 28 jir ah kuna nool  Naga al-Simmanm oo u dhow magaalada Luxor koonfurta
Booliska dalka Kenya ayaa Sabtidii soo bandhigay muuqaalka nin u dhashay Jarmalka, kaasoo looga shak
Baaq uu Direy Madaxwaynaha maamul gobaleed Saylac iyo Lughaya Mudane Mahad Abib Mohamoud