Axadle | Shirkadda Google oo abaalmarin siiyay Buurcad internet bogeeda Qaladada iyo dulduleelo ka soo saaray - Axadle

Axadle

rtd Live
Axadle468x60

Wed05222013

Last update01:43:21 PM

Back Tech Technology News Security Shirkadda Google oo abaalmarin siiyay Buurcad internet bogeeda Qaladada iyo dulduleelo ka soo saaray

Shirkadda Google oo abaalmarin siiyay Buurcad internet bogeeda Qaladada iyo dulduleelo ka soo saaray

October 14th Security Sharikadda google ayaa Tartan u qabatay dhammaan dadka Alaada Casriga ee Kombuteradda yaqaan gar ahaan kuwa looyqaano (hackers) Burcad internetka in ay isku dayaan in ay si sharci daro ah ku soo galaan Bogeeda Qeybta Safxadda Wax Lagu Furo ee loyaqaan Afka Qalada Google Croma.

Google oo waligeed filanayin in ay fududdahay in la dhex gali karo bogeeda ayaa yaab ku noqotay in wiil yar oo isku magacaa baxay  (Banki Bay) u ka helay Dulduleelo Godaad halis ah. Dulduleeladaas oo dhib u keeni karta dadka adeegsada (Chrome google) oo ah Barnaamij ay leedahay shirkadda google.

Haddaba Arrinta kadib Markii uu si fuduud uu dhex galay Shabkadeeda, Google waxay ku abaal marisay wiilkaas lacag dhan 60000 kun oo dollar.

Tartankan oo loogu magac dartay  (Pwnium) oo lagu qabtay caasimadda dalka Malaysia  KUALA LUMPUR ayaa la qabtay bishi August oo loo diyaray Aduun Dhan 2 malyuun oo dollar. Abaal marintaan ugu horaysa ayaa ahayed 60000 kun dollar.

Google oo diiday in ay shaaca ka qado Dulduleelka uu leyahay Google Croma iyo dhibka uga imaan karaa Isticmalayaasheeda Waxaayna  bilawday Daraad  oo Tariikhdu Aheyd 10/10/2012 in ay macaamisheeda u soo dirto barnaamij ay ku saxayso Qaladadka ku jira Google Croma oo Magaciisu yahay (stable channel update) Macnaheeduna  Tahay Mid sugaan Ammaankisa.

Ma ahin  tartankani kii ugu horayey ee ay qabato Google, lakin waxaa ka yaabiay wiilkan oo ku guulaysay markii labaad  tartanada ay qabato

Soo Turjume Awliyo Doualeh

Axadle International Monitoring

Shirkadda Google oo abaalmarin siiyay Buurcad internet bogeeda Qaladada iyo dulduleelo ka soo saaray

Related Posts:
boqolkiba Sideed Barnaamijyadda Google ee Lagu Isticmaalo Fogaal Maqalka Maskaxda leh ee Lagu Wada X
Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay oo aan ka helayno Barta internetka ee wax laysku weydarsado ee loo y
  The computer security company, McAfee, says it has uncovered the largest series of cyber-att