Axadle | Barnamijka Android oo Faafinaaya Maclumadka Isticmalayasha Fogaal Maqalka Maskaxda Leh,Sida Darasadka Sheegay - Axadle

Axadle

rtd Live
Axadle468x60

Sat05252013

Last update07:55:43 AM

Back Tech Technology News Security Barnamijka Android oo Faafinaaya Maclumadka Isticmalayasha Fogaal Maqalka Maskaxda Leh,Sida Darasadka Sheegay

Barnamijka Android oo Faafinaaya Maclumadka Isticmalayasha Fogaal Maqalka Maskaxda Leh,Sida Darasadka Sheegay

October 24th Security boqolkiba Sideed Barnaamijyadda Google ee Lagu Isticmaalo Fogaal Maqalka Maskaxda leh ee Lagu Wada Xiriiro Kaas oo Afka Qalad Lagu Yirahdo (SmartPhone) Sidaa Warbixinta Ku Qoraan Burcad ka Qarabata Internetka Ayaa Isticmaali karta Maclumaadka Shaqsiyaadka Isticmaala Barnaamijka Android

Malyumadka isticmaala Google Android oo dhan Ayaa waxaay Halis ugu jiraan Barnaamijyadda Ay kala soo Dagaan Android in Ay Khish Ahaan uu Bixiyaan Maclumaadka Isticmalayasha Sidaa Lagu Ogaadey Darasaad Lasameyey, 

Darasad La sameyey Boqolkiba Sideed 8% Dadka Isticmaalo Barnaamijyadda uu ku Shaqeyo FogaalMaqalka Lagu Wada Xriiro ee google Ay leyihiin Ayaa waxaa Laga Helay Dulduleelo ama Godaad U sahlaaya in Dadka wax Afduubta ee Ka qarabta Internetka In Barnaamijku  sii Khish Ahaan Ah uu ugu diro Maclumaadkaga Ogaal La'aantadda. Taas Waxaay Xataa sababi Karta Dadka Ka  Isticmaala fogaalmaqalka Bangigoda ama wax ka Gata in ay Maclumadkooda Si fuduud loga Xado.

Burcadka Internetka Waxaay Si Fuduud U heli karaan Maclumaadkaga Marba Haddii aad Qanad ku ledahay WajiBoga oo ah Bog Ay Bulshadda Ku wada Xiriiraan ee afka qaladna Lagu Yirahdo(Facebook), Waxaa Xataa Ay awood uu leyihiin in Ay la wareegaan Kameradda Alladda Qofku isticmaalayo oo Xataa Adan Fahmi kareyn in La la wareegay iyo in kale. Haddaba Arrinka Ayaa walac ku Beeray Isticmalayaasha FogalMaqal Maskaxda Leh Barnamijka uu ku shaqeyo, Darasadka Lagu

Sameyey Ilaa 13,500 oo Barnaamij oo Loo Kur Galey Habka Ay uu Shaqeyaan, Waxaay Qalad Laga helaay 1,074 Barnamij oo Aaan Markodi Hore Sificaan Aan lo Qabeyn Amaba La oron Karo Waxaa Sameyey Qof Aan Ka Taxdariin Ammanka Isticmalayaasha.

Tijaabo Lagu Sameyey Barnamijka Qaladadka Laga helay 100 kamid ah oo la tijaabiyey in la jabsan karo Ayaa waxaa sahlanaatey In 47 Ka mid ah Barnamijyadda La tijaabiyey Ay Mudo Gaban Lagu Jabsado Maclumaadkana Lagala Baxo.

Saynis Yahamiin German ah ee Jamacadda Leibniz University Ee Magaladda Hannover iyo Kuwo kale oo ka socda Philipps University  Ee Magaladda Marburg Waxaa Ay ka qeyb Galeen Tijaabo Lagu Sameyey Isticmalayaal.

Haddaba Saynis Yahamiinta ayaa  isticmaalayey Internetka Xarig la'aanta Ah Taas oo Ay ku Qiyaameen Isticmalayaasha Barnamijka iyaago Helay Dhamman Farin Waraqeedyadooda iyo Maclumadka ugu keydsana FogalMaqlka Maskaxda Leh(Smartphone).

Dhanka Kale Sidaa Lagu Dabacay Jara'idka (Sydney Morning Herald), Tijaabo Ay Qadeen Kox Kale Ayaa lagu sheegay in Ay awood uu yeesheen in ay soo uruuriyaan ama Ayba u sahlanaato in Ay helaan Maclumadka Sidaa kararka Bangiyadda,Fariin

Warqadeedka,Cinwaanadda Isticmalayaasha iyo In ayba la wareegan Kameradda Qofka iyaaga oo Isticmaalay FogalMaqalka Maskaxda Leh ee Samsung Galaxy Nexus oo Ay ku Shaqeynayaa Android 4.0 Ice, waxaay Warbixinta intaas ku dar In Ay heleen kontoyinka American Express karka la yirahdo.

Paul Ducklin oo Dhanka Ammaanka u qabilsan Shirkadda Sophos Waxaa uu yiri: ‘Marka La leyahay waxaa la jabsadeey Barnaamij Macnaheeda Waa Marki Horey Ayaa waxaa Farsameyey Qof aan Aqoon Ficaan u laheyn iyo Waayo Arragnimo dulduleladda Dhanka Amaanka.

‘Kumaan kun oo Barnamij Ayaa Maalin kaste suuqa Kala Ibsiga ee Barnamijyadda Soo gala, Waa In Arrintaas Wax uu ka badala Google sii Ay Ammanka Isticmalayaasha Aysan Wax ugu dhimin.’

Maalin kaste waxaa Qeybta Ra'yi dhibashadda Ku qoraan Cabashooyin ay ka mid yihiin In Ay Barnamijyadda Qaar Aysan Ammankooda Sugneyn, Haddaba waxaa naga digniin ah in aad ka digtoonato Isticmaalka Barnamijyadda Aadan Aqoonin ammankooda In uu sugaan yahay iyo in kale

Fiiro Gaar Ah: Ereyadda Qaar Waxaay Gar u yihiin Shabakadda Axadle Kuma jiraan Afsoomaaliga waxaa isku deyney in aan Afsoomaali u helno Ereyadda Qar oo ku cusub Afka Soomaaliga Haddaba waxaa Turjumney Kuwan Hoos ku qoraan

FogalMaqalka Maskaxleh(SmartPhone)
Email(Fariinqor)

Soo Turjume Ali Musa

Axadle International Monitoring

Barnamijka Android oo Faafinaaya Maclumadka Isticmalayasha Fogaal Maqalka Maskaxda Leh,Sida Darasadka Sheegay

Related Posts:
Sharikadda google ayaa Tartan u qabatay dhammaan dadka Alaada Casriga ee Kombuteradda yaqaan gar aha
Ilo wareedyo lagu kalsoon yahay oo aan ka helayno Barta internetka ee wax laysku weydarsado ee loo y
  The computer security company, McAfee, says it has uncovered the largest series of cyber-att