March 26th Technology \ Science
Iskuulka Dhaqaalaha ee Stockholm (Handelshögskolan i Stockholm) ayaa galay kaalinta 1-aad ee 30 jaamacadood iyo koleejyada ugu wanaagsan Sweden asagoo ka qaaday Machadka caafimaadka ee Karolinska Institutet halka Koleejka Gotland ay gashay meesha ugu hooseysa.
Science
30-ka jaamacadood ee Sweden ugu wanaagsan iyo LNU Växjö oo soo Gashay Kalinta 16
- 26 March 2011
- Axadle
















































