Axadle

rtd Live
Axadle468x60

Mon05212012

Last update08:22:43 AM

Back Tech Technology News Science 30-ka jaamacadood ee Sweden ugu wanaagsan iyo LNU Växjö oo soo Gashay Kalinta 16

30-ka jaamacadood ee Sweden ugu wanaagsan iyo LNU Växjö oo soo Gashay Kalinta 16

vxu-entre

March 26th Aladaha \ Science Iskuulka Dhaqaalaha ee Stockholm (Handelshögskolan i Stockholm) ayaa galay kaalinta 1-aad ee 30 jaamacadood iyo koleejyada ugu wanaagsan Sweden asagoo ka qaaday Machadka caafimaadka ee Karolinska Institutet halka Koleejka Gotland ay gashay meesha ugu hooseysa. Jaamacada Lund oo ka mid ah jaamacadaha ugu wanaagsan Sweden ayaa gashay xaga Waxbarashada, Teknolojiytada  iyo Caafimaadka kaalinta 1-aad. Cilmi baarista ayaa lagu eegay Nolosha Ardada, nidaamka waxbarashada, Macalimiinta, Cilmi baarista iyo xiriirka caalamiga ah.

Dhinaca kale Machadka Karolinska ayaa galay kaalinta 43-aad ee 200 jaamacadood ee ugu wanaagsan caalamka asagoo sidoo kale noqday kaalinta 9-aad jaamacadaha ugu wanaagsan Yurub. Sidoo kale liiska 200 jaamacadood ee caalamka ugu wanaagsan waxaa Sweden ka soo galay Lund Universitet oo gashay 89, Stockholm Universitet oo gashay 129 iyo Uppsala Universitet 147.

Guud ahaan liiska 30 Jaamacadood ee Sweden ugu wanaagsan ayaa sidaan u muuqda.

1  Handelshögskolan i Stockholm

2  Karolinska institutet

3  Sveriges lantbruksuniversitet

4  Kungliga tekniska högskolan

5  Uppsala universitet

6  Chalmers tekniska högskola

7  Lunds universitet

8  Göteborgs universitet

9  Stockholms universitet

1 Linköpings universitet

11) Umeå universitet

12 Örebro universitet

13 Södertörns högskola

14 Luleå tekniska universitet

15 Högskolan i Jönköping

16 Växjö universitet

17 Malmö högskola

18 Högskolan i Kalmar

19 Blekinge tekniska högskola

20 Högskolan i Borås

21  Mälardalens högskola

Xigaasho: http://sverigesradio.se/sida/artikel.aspx?programid=103&artikel=4416973


Related Posts:
30-ka jaamacadood ee Sweden ugu wanaagsan iyo LNU Växjö  oo soo Gashay Kalinta 16