Axadle

rtd Live
slot
Upcoming Movies 2012 - The Movie Insider

Sun02052012

Last update02:05:37 PM

 
rtd Live
 
 

Personal Tech

Uruurka Isku taga Qowleystada shabakadda internetka oo Ku Hanjabay In ay Hawadda ka sarayan Facebook Bari

November 4th Technology \ Personal Tech facebook hackerIlo wareedyo lagu kalsoon yahay oo aan ka helayno Barta internetka ee wax laysku weydarsado ee loo yaqaan twitter ayaa lagu dabacay in Bari oo ku beegan 5 November 2011 Facebook la jabsaan doono, Arrintaan ayaa walwal Galisay milkilaha shabakadda Facebook sidaas waxaa yirii Qabiir ku taqasuusay Falaqeynta Amaanka Qawleysatadda Internetka ka qarabata oo magaciisa la yirahdo Joakim von Braun. Read more...

30-ka jaamacadood ee Sweden ugu wanaagsan iyo LNU Växjö oo soo Gashay Kalinta 16

March 26th Technology \ Personal Tech vxu-entreIskuulka Dhaqaalaha ee Stockholm (Handelshögskolan i Stockholm) ayaa galay kaalinta 1-aad ee 30 jaamacadood iyo koleejyada ugu wanaagsan Sweden asagoo ka qaaday Machadka caafimaadka ee Karolinska Institutet halka Koleejka Gotland ay gashay meesha ugu hooseysa.