Axadle

slot
rtd Live
Upcoming Movies 2012 - The Movie Insider

Sun02052012

Last update02:05:37 PM

 
rtd Live
 
 
BackLife

Life and Style

Magna velit urna Aenean laoreet tellus orci Suspendisse Integer lacus urna. Vivamus mus vitae Integer Nulla turpis tortor mauris montes sem et. Orci convallis vitae mattis Sed Morbi porttitor justo convallis urna feugiat.

Harawsiga iyo Tuugsiga Cimaamadleyda TV yada Qiil maloo Heli karaa!!

November 25th Life and Style \ Layaabka Dunida tv-test-pattern-06Waxaa batay waayahan rag Cimaamdo sida magaca Culimo iyo Cilmina inay ku hadlaan la moodo laakiin aad u khilaafsan Cilmiga iyo Caqliga, Cilmiga Diinta islaamka iyo Caqliga Fayoowba kuwaasoo ku noqday Maalin kasta hor taagan Umada Soomaliyeed ayagoo kasoo Muuqda Shaashadaha TV yada Soomaliga badanaa ayagoo leh Masaajid Malaayiin Doolar ah ayaa la Bilaabay ama Sajaayado ama Adeegyo Masaajid u Baahan yahay keena! Read more...

Wiil 17jir Ah Oo Lagu Wareersan Yahay Dalka Jarmalka

October 19th Life and Style \ Layaabka Dunida rayoWiil 17jir ah oo ka yaabiyey dowladda Jarmalka ayaa haatan xukuumada Jarmalka waxaya rumeysan tahay in uu wiilkaasi uu been sheegayo isagoo wiilku sheegtay in keynta uu ku noolaa muddo sanooyin ah. Read more...

Wiil 17jir Ah Oo Lagu Wareersan Yahay Dalka Jarmalka

October 19th Life and Style \ Food and Drink rayoWiil 17jir ah oo ka yaabiyey dowladda Jarmalka ayaa haatan xukuumada Jarmalka waxaya rumeysan tahay in uu wiilkaasi uu been sheegayo isagoo wiilku sheegtay in keynta uu ku noolaa muddo sanooyin ah. Read more...

Haweeney Dhalinyaro Ah Oo Muuqaalkeedu U Ekaaday 50jir Kadib Markii Ay Dawooyin Qaadatay

October 16th Life and Style \ Layaabka Dunida Nguyen-Thi-Phuong-2Gabar 26 sano jir ah oo u dhalatey wadanka Vietnam ayaa muuqaalkeeda oo si deg deg ah isku badaley waxaa xiligan wixii ka dambeeya loo aqoonsadaa Islaan waayeel ah maadama ay u eg tahay ama ay noqotey qof 80 sano jir ka weyn Read more...

Haweeney Dhalinyaro Ah Oo Muuqaalkeedu U Ekaaday 50jir Kadib Markii Ay Dawooyin Qaadatay

October 16th Life and Style \ Food and Drink Nguyen-Thi-Phuong-2Gabar 26 sano jir ah oo u dhalatey wadanka Vietnam ayaa muuqaalkeeda oo si deg deg ah isku badaley waxaa xiligan wixii ka dambeeya loo aqoonsadaa Islaan waayeel ah maadama ay u eg tahay ama ay noqotey qof 80 sano jir ka weyn Read more...

Mr karel schwarzenberg ayaa Hurday Isagoo ku Jira Shir Caalamiya oo loga Hadlayey Arrimaha Aamniga ee Qaradda Yurub

September 21st Life and Style \ Layaabka Dunida Mr-karel-schwarzenbergWasiirka Arrimaha Dibadda ee Dalka Czech Republic Mr karel schwarzenberg oo lagu yiqiinay in uu Madax Hoose uu raariciyo xiliyaada shiraraka uu ku jiro ayaa iyada oo uu kujiro shir loga Hadlayey Arrimaha Amniga Qaaradda Yurub oo ka dhacayey magaaladda Belgrade ee Dalka Serbia Waxaa sidii lagu yiqiinayba waxaa qabatay hurdo. Read more...

Mas Laba Meter ah oo Laga soo Saaray Haweenay Maraykana Caloosheeda

September 13th Life and Style \ Layaabka Dunida snake1480967c 1Haweenay u dhalatay dalka Maraykanka oo lagu magacaabo Patricia (36 jir) ayaa xanuun iyo casiraad badani ku bilaambatay wax yar ka dib uun markii hudheel lagu sameeyo cuntooyinka Jabaaniiska ay ka wada cuneen iyada iyo ninkeedu. Read more...

Dhakhtarad Qof Xanuusanayey ku Dhex Ilawday Farmasigeedii Markay Suuxisay ka dib

September 13th Life and Style \ Layaabka Dunida PharmacyCobar IMG Read more...

Haweenay ayaa markaliya is aragtay iyadoo kaligeed dhex jiifta cisbitaal loogu samaynayey isku-daaweynta irbadaha Shiinaha ee loo yaqaan Acupuncture-ka, iyadoo ay jidhkoodana ku turqan yihiin in kabadan 20 irbadood.

Nin Loo xiray Mas uu qaniinay darteed

September 8th Life and Style \ Layaabka Dunida mas-la-qaniinayHadii aad maqli jirtay mas ayaa qof qaniinay, wuu dhaawacay ama suntiisa ayuu u dhintay, hada waxaan idiin hayaa nin mas qaniinay David Senk, oo 54 jir ah ayaa la xiray marki lagu eedeeyey inuu caloosha qaniinsho uga qabtay mas kuwa guri jooga ah kaasi oo hada kujira cisbitaal lageeyay kadib Markii dhaawaciisa uu noqday mid adag. Read more...