.:SOMALI NEWS: Sh. Shariif:- Xubnaha Asmara jooga ma matalaan isbaheysiga dib u xoreynta Somali
.:Posted by axadle on Wednesday, July 23 @ 02:20:42 EDT (20 reads)
Djibouti(AT)Guddoomiyaha guddiga fulinta isbahaysiga dib u xoreynta Somaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed ee ay garabka Asmara caawa sheegeen in xilkii ey ka qaadeen ayaa gaashaanka ku dhuftay xil ka qaadistaasi, wuxuuna go'aankaasi ku tilmaamay mid sharci-darro ah.
.:SOMALI NEWS: Ciidamada Dowladda ee lagu soo tababaray Dalka Ethiopia oo saaka ka soo ruuqaans
.:Posted by axadle on Wednesday, July 23 @ 02:02:05 EDT (6 reads)
Muqdisho(AT)Qeybtii u horeysay ee Ciidamada Cusub ee Dowladda lagu soo tababaray Dalka Ethiopia ayaa saaka ka soo ruuqaansaday Degmada Afgooye ee Gobolka Shabellaha Hoose.
.:SOMALI NEWS: L’alliance pour la ré-libération de la somalie en congrès à Djibouti
.:Posted by axadle on Sunday, July 20 @ 06:20:38 EDT (12 reads)
Djibouti(AT)La 2ème session ordinaire du comité central de l’alliance pour la ré-libération de la somalie s’est ouvert ce matin au Palais du peuple à Djibouti. Halkan Ka daawo
.:DJIBOUTI NEWS: Une mission d'information bientôt à Djibouti
.:Posted by axadle on Tuesday, July 15 @ 02:34:10 EDT (90 reads)
A la suite d'une requête formulée par notre ambassadeur à Bruxelles, Mohamed Moussa Chehem, le groupe ACP a décidé d'envoyer une mission d'information à Djibouti.
.:SOMALI NEWS: Q.M maanta oo ay markii u horeysay ka qeyb galayaan Wafdiyo ka kala socda DFKMG
.:Posted by axadle on Wednesday, July 23 @ 02:06:17 EDT (7 reads)
New York(AT)15-ka xubnood ee joogtada ka ah Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa maanta kulan xasaasi ah ku yeelanaya Magaalada New York ee Dalka Mareykanka, kaasoo loogaga hadlayo arrimaha Soomaaliya.
.:CALAAMKA: Maxkamada HAGUE ee QM oo gacanta ku dhigtay Radovan Karadzic
.:Posted by axadle on Tuesday, July 22 @ 05:07:16 EDT (18 reads)
Muqdisho(AT)Eedeysane ey maxkamadda caalamiga (Hague) ee Qaramada Midoobay ku eedeysay in uu yahay dambiile dagaal mudo 13-sano ka hor, xasuuqna u geystay dad Bosnia u dhashay islamarkaana Muslimiin ahaa Radovan Karadzic ayaa waxaa lagu guuleystay maanta in gacanta lagu dhigo.
.:SOMALI NEWS: Isbaheysiga Dib u xoreynta oo meel mariyey Hishiiskii Jabuuti lagu gaaray
.:Posted by axadle on Sunday, July 20 @ 06:10:37 EDT (14 reads)
Djibouti(AT)Isbaheysiga dib u xoreynta Soomaaliya ayaa wuxuu ansixiyay heshiiskii ka soo baxay wada hadalladii ay Qaramada Midoobay soo qaban qaabisya ee 9-kii June ka dhacay Magaalada Djibouti ee Dalka Jibouti: Halkan Ka daawo
.:SOMALI NEWS: Ciidamo Tababar soo dhameystay oo Baydhabo soo gaaray
.:Posted by axadle on Friday, July 11 @ 13:40:25 EDT (64 reads)
Baydhabo(AT)Wasiirka Gaashaandhiga DFKMG ah ee la shaqeysa Gumeysiga Itoobiya Muxuyidiin Maxamed Xaaji ayaa daboolka ka qaaday in ay soo gaareen Magaalada Baydhabo Ciidamo gaaraya “5” kun oo Tababar ugu soo dhamaaday qaar ka mid ah dowladaha Afriko oo ay ku jirto Itoobiya.