Axadle | Horyaalada - Axadle

Axadle

rtd Live
Axadle468x60

Sat05252013

Last update07:55:43 AM

Back Sport Sport News Cricket

Horyaalada

Falaaqeynta Kulanka Derbiga Roma vs Juventus

February 16th Horyaalada sayidk-cajussayidk-cajusMagaalada Caasimada ee Roma saacada marka ay taha 10:45 waxaa ka dhacaya Kulan darbi oo dhexyaala kooxaha Roma iyo Juventus oo raadinaysa guusheedii Sadaxaad ee Xiriirka ah. Read more...

Chelsea oo Guldaro kala kulaantay final-ka koobka kooxaha adduunka

December 16th Horyaalada cole 2429203bcole 2429203bKooxda Chelsea oo heysata horyaalka yurub ayaa galabta ku guul-darreysatay in ay noqoto horyaalka adduunka, markii kulankii kama-dambeysta ee koobka kooxaha adduunka 1-0 ay kaga adkaatay kooxda Corinthians oo ka dhisan dalka Brazil. Read more...

Messi oo jebiyay Recordkii Gerd Muller caawana lagu qoray buuga mucjisada ee FIFA

December 10th Horyaalada lionel-messi 2422902alionel-messi 2422902aKooxda Barcelona ayaa Xalay ka Guuleysatey Kooxda Real Betis ayadoo sii dheereysatay Hogaanka Horyaalka Primera Division. Laba Gool uu Dhaliyay Lionel Messi Daqiiqadihii 16 iyo 25 ayaa hogaanka ciyaarta Kooxdiisu u dhiibay Balse Daqiiqadii 39 ayuu Ciyaarihanka Martin Ciyaarta ka dhigay 2 iyo 1 sidaana waxa lagu kala nastay qeybtii hore ee Ciyaarta Real Betis 1 : 2 Barcelona. Read more...

Labo gool oo uu dhaliyay Michu ayaa ka saaciday kooxda Swansea in muddo 30 sanadood ah ka dib ay ka badiyeen kooxda Arsenal

December 1st Horyaalada man unitedman unitedLabo gool oo uu dhaliyay Michu ayaa ka saaciday kooxda Swansea in muddo 30 sanadood ah ka dib ay ka badiyeen kooxda Arsenal oo marti loogu ahaa garoonka Emirates Stadium. Qeybtii hore ee ciyaarta ayay mar kale ciyaartoyda Gunners oorin kala kulmeen taageerayaashooda ka dib markii ay soo bandhigeen qaab ciyaareedkoodii lagu yaqiinay. Read more...

Man utd oo 8 Qof kadib ku Dhirbaxo guuldaro ku Garsisay Garoonka Koxda Chelsea iyo Liverpool iyo everton oo dhibcaha qeybsaday

October 29th Horyaalada chicharito 2381461bchicharito 2381461bKooxda Chelsea ayaa waxaa soo gaaray guul daraddii ugu horeysay horyaalka ingiriiska xilligan kadib markii kooxda Man utd oo ay ku marti galisay garoonkeeda galbeedka London ku yaalla looga badiyay 3-2.   Read more...

John Terry ayaa Si lama filaan ah Xalay fiidkii ugu dhawaaqay in uu ka fariistay ciyaaraha caalamiga ah

September 24th Horyaalada terry 821025cterry 821025cKabtankii hore ee wadanka Ingriiska John Terry ayaa ku dhawaqay in uu ka fariistay ciyaaraha heerka caalami ee xulka Qaranka Ingriiska.Isaaga Ku saleyey Kafadhisigiisa Dacwada Lagu soo ogey Read more...

Arsen Wenger:Waxaan dareensanahay in kooxaha oo aan isku dheelitirin dhaqaalahooda, iskana bixin deymaha lagu leeyahay, inay keeni doonto waqti mugdi ah oo la galo

September 23rd Horyaalada 247673-arsene-wenger247673-arsene-wengerTababaraha kooxda Arsenal Arsene Wenger ayaa dhaleeceeyay kooxaha boorsooyinka waa weyn ee qaarada yurub, isagoo ku baaqay in la adkeeyo dhaqdhaqaaqa lacagaha ay geliyaan suuqa kala iibsiga. Read more...

Manchester United Oo Guul Yaa iga Dhameyaa Ciyaarta Ah Kaga Badisay Kooxda Liverpool

September 23rd Horyaalada munitedvsLivermunitedvsLiverManchester United ayaa guul ciriiri ah kaga gaartay Anfield kooxda Liverpool ka dib markii ay ku garaaceen labo gool iyo gool, ciyaar xiiso laheyd oo dhexmartay kooxaha ugu guulaha badan kubada cagta England. Read more...

Man City oo ka badisey Chelsea iyo Arsenal oo kaalinta 3aad soo gashay Premier League

March 22nd Horyaalada city3city3Kulankan ayaa markii ugu horeysey muddo lix bilood ah waxaa u saftay naadiga City weeraryahanka uu khilaafka kala dhexeeyey tababarihiisa ee Tevez.  Goolka koowaad ayaa waxaa la hormartay Chelsea oo daafaceeda dhowaan ku soo biirey Cahill uu gool u dhaliyey.waxana garoonka soo Tevez iyadoo hal iyo eber lagu hogaaminayo waxana uu dadaal uu sameeyey Tevez suurtogelisey in ay barbareeyaan kadib markii rigoore ay heleen. Read more...

Xiddiga khadka dhexe ee Bolton oo miyir beelay isagoo ciyaaraya

March 18th Horyaalada Boltons-English-midfielder-Fabrice-Muamba1Boltons-English-midfielder-Fabrice-Muamba1Ciyaaryahanka khadka dhexe ee Bolton Fabrice Muamba aya isbitaalka loola cararay markii uu ku miyir beel garoonka dhexdiisa xilli ay socotay ciyaartii FA Cup-ka  heerkiisa quarter-final-ka ee u dhaxeysay kooxaha Tottenham Hotspur iyo Bolton Wanderers. Read more...

Milan Vs Barcelona, Real Madrid Apeol Waa Laba Kulan Oo Champions,Isku aadka wareegga 8da ee Championka oo lagu dhowaaqay

March 16th Horyaalada 153999hp21153999hp21Wareega 8 daad ee Champions League ayaa la sameeyay, waxaana kasoo baxay kulan aad u adag oo isla markiiba la bilaabay in la isku sii diyaariyo waxa uuna dhex mari doonaa Milan iyo Barcelona dhamaadka bushan aynu ku jirno ee Mars. Read more...

Mo Farah oo ku kufay tartan orod ah oo ka dhacay magaalda Istanbul ee dalka Turkiga galayna kaalinta 4aad

March 11th Horyaalada 1212Orodyahanka ka soo jeeda dalka Soomaaliya balse haysta dhalashada Britain Mo Farah ayaa laga qaaday abaalmarinta kaalinta 3aad kadib markii uu ku dacwooday orodyahanka reer Kenya Edwin Soi in uu galay kaalinta 3aad tartan orod ah oo loo yaqaan World Indoor Championships oo lagu qabtay magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Read more...

Bahda Isboortiga magaalada Gothenborg, Sweden oo si heersare u soo dhaweeyay Macalin Jaksan.

jaksonkvibergjaksonkvibergWaxaa taariiqdu markeey aheyd 18 bisha febraayo soo gaaray magaalada Gothenborg Maxamad Deeqow (Macalin Jakson) oo kamid ah bahda isboortiga Sweden, ahana jireyna korneeyl ciidamada booliiska xiligii dowladii Siyaad Bare. Read more...

Zambia oo ku guleysatey Koobka Afrika 8:7 iyo Damashad weyn oo Gilgilay Luzaka

February 12th Horyaalada zamzamCiyaartii ugu dambeysa ee lagu soo qatimayey Koobka Qaradda Afrika. waxaa Nasiib uu yeeshay in ay Ciyaar aad uu quruux badaan soo Bandhigaan kooxaha Zambia iyo Ivory Coast iyaaga oo isla dhaafi waayey 0:0 Read more...

Warar goosgoos ah oo ku saabsan suuqa ciyaartoyda

January 3rd Horyaalada champions-league3champions-league3Iyadoo haatan la galay bishii Janaayo ee loo ballansanaa in laacibiinta ka xamaalata dalalka Yurub uu u furmo suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ayaa waxaa bilowday wararka ku saabsan laacibiinta iyo halka ay doonayaan inay ka ciyaaraan ama ay u wareegsadaan. Waxaan qormadan ku soo qaadanaynaa wararkii ugu dambeeyey. Read more...

 

Kooxda Katrineholm oo si sagootis ah cashir ugu dhigtay jaaliyadaha Sweden. Sawirro.

January 1st Horyaalada KatKatWaxaa Dalka Sweden ka dhacay Tartan ciyaareed kubada Cagta ah oo aad u xiiso badan kaasi oo ay ka soo qeyb galeen kooxo ka kala socday Jaaliyadaha soomaalida ee ku nool Magaalada Orebro iyo Nawaaxigeeda, iyadoona ay tartanka qeyb ka ahaayeen jaaliyado kale oo ajnabi ah. Read more...

Tartankaan oo u muuqday mid bahda Isboortiga ee ku sii sagootinayeen sanadka 2011 ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Eurosom Finans Örebro, oo ah bankiga Soomaalida ee ka furatay Sweden, iyadoona ay ka wada qeyb galayeen kooxo dhalinyaro ah iyo kooxo cuslaatay.

Madaxweyne Shariif oo gudoonsiiyay Ciyaartoyda degmada Dharkeenley Koobkii ay ku guuleysteen ee tartanka

December 30th Horyaalada kobkafinalkobkafinalMadaxweynaha Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa galabta gudoonsiiyay ciyaartoyda degmada Dharkeenley oo ku guuleystay Koobkii quruxda badnaa ee Tartanka K/cagta Degmooyinka Gobolka Banaadir oo ciyaartii Finalka aheyd galabta ka qaaday Degmada Yaaqshiid, markii gool iyo waxba uga badisay. Read more...

Ciyaar kubbada cagta ah oo lagu maamuusayay Marxuumad Faaduma Qaasin Hilowle (Feynuustii Fanka) Alle ha u naxariistee ayaa 16. oktober 2011 lagu qabtay magaalada katrineholm, ee dalka Sweden.

October 17th Horyaalada Banadir-Katrineholm AlhudaBanadir-Katrineholm AlhudaKoobkaan loo dhigay Faadumo Qaasim ayaa waxaa wada ciyaarey laba kooxood oo da yar "12-jiro" ka kala socdey Banadir Katrineholm iyo Al- Hudda Flen, oo ay kala wateen Macalin Muudey iyo Macalin Macow. Read more...

Ibrahimovic oo kulanka Champion-ka seegaya

September 26th Horyaalada ambrosini 350x230ambrosini 350x230Laacibka kooxda AC Milan Massimo Ambrosini ayaanan rajo laga qabin inuu kusoo laabto ciyaaraha kulanka ay Arbacada Milan la ciyaari doonto kooxda Viktoria Plzen kadib dhaawac uu mudo uga maqnayahay garoonka. Read more...

Van Persie oo dib u dhigay qandaraaska cusub ee Kooxdiisa Arsenal

September 26th Horyaalada Van-PersieVan-Persie Read more...

Weeraryahanka kooxda  Arsenal Robin van Persie ayaa sheegay in uusan ku dag dagi doonin saxiixa heshiis cusub oo uu kooxda u saxiixo xilli wali uu ku jiro heshiis dheer.

Inter oo laga badiyay, Real, Bayern Munich oo badiyay iyo Labada Manchester oo lagu dhegay

September 15th Horyaalada inter-badisayinter-badisayKulamo kale oo ka tirsan wareega Group-yada ee Koobka Champions League ayaa xalay laga ciyaaray qaarada Yurub, waxaana fiiro gaar ah loo lahaa, ciyaaro xiiso lahaa, maadaama kooxaha xalay ciyaaraya ay badan sanado badan ay ugu dambeysay koobkan. Read more...