April 22nd Cafimaadka \ Health and Beauty
waxaa jira naago marka loo galmoonayo soo daadiya biyo sida kaadida u eg ha kala badnaadeenee, waxay soo tuurayaan dhowr jeer mana laha urka kaadida laakin waxay ka soo baxaan duleelka kaadida, maxaa sababa biyahaas,
Health and Beauty
Naagaha Markay Falgalka Galmo ay ku jiraan ay biyahu ka soo burqada Cafimaad ahaan waa maxaay
- 22 April 2012
- Axadle
- Hits: 429
Mala adkeyn karaa naasaha marka ay balaqoobaan ame Dhacaan ?
- 29 April 2011
- Axadle
- Hits: 2972
April 29th Cafimaadka \ Health and Beauty
Haweenka Soomaaliyeed ayaa boqolkiiba 80% ka welwelsan marka naaskooda muddo la jaqo ilmaha ay dhashay ama si kale ba ha loo isticmaale iyadoo arrintaa u keento in naasku noqdo mid aad u jilicsan tasoo sababta in ragga qaar iska joojiyaan ama nacaan baashalka naaska Read more...
ibta naasaha dumarka iyo Xanuunadda ku dhaca
- 30 March 2011
- Axadle
- Hits: 1988
March 30th Cafimaadka \ Health and Beauty
Muxuu yahay? Waa nooc ka mid ah cabeebka waana infakshan waxaana sababa khamiirka (Candida albicans). Si kasta ha ahaatee, badanaa waxba ma yeesho maqaarka caadiga ah.
Talooyin ku socda dumarka aan Uuraabin
- 11 December 2010
- Axadle
- Hits: 1154
Dheereeya muddada galmada:- Ragga qaar baa u haysta in inta jeer ee haweeneyda loo galmoodo oo la kordhiyaa ay keento uur. Haddaba taasi run ma aha, waxase loo baahan yahay in la dheereeyo muddada ay qaadanayso halkii galmo intii saddex iyo afar jeer lagu celcelin lahaa isla muddadaasi in la’eg.
Daryeelka Dhalmada ka horeeya ee Hooyada
- 11 December 2010
- Axadle
- Hits: 1221
Daryeelka dhalmada ka horreeya waa daryeel caafimaad oo aad heleysid inta aad uurka leedahay. Qorsheyso booqasho dhalmada ka horreysa isla marka ay kula noqoto in aad uur leedahay.
Sida aad ku xoojin karto dareenka kacsigaaga
- 10 December 2010
- Axadle
- Hits: 1852
Soo qaado koob Malab ah iyo koob barkii Basal la ridqay ah, oo isku kari ilaa iyo inta urta basashu ka ba’ayso, markaa hal macalgo ka qaado raashin kasta dabadii, adigaa wax dareemi doone eh.





