Axadle | Green Tech - Axadle

Axadle

rtd Live
Axadle468x60

Sun05262013

Last update07:39:24 PM

Green Tech

Agaasimihii Shirkadda Yahoo Oo Shaqada Laga Ceyriyey

September 7th Green Tech carol bartzcarol bartzShirkadda caanka ah ee Yahoo ayaa shaqadii ka ceyrisey agaasimihii guud ee shirkadaasi Carol Bartz iyadoo qaabka loogu sheegay in shaqada laga joojiyey ay ahayd mid la yaab leh. Carol Bartz ayaa taleefan loogu sheegay in shaqadii laga joojiyey iyadoo aan xitaa digniin aan hore loo siin Read more...

30-ka jaamacadood ee Sweden ugu wanaagsan iyo LNU Växjö oo soo Gashay Kalinta 16

March 26th Green Tech vxu-entrevxu-entreIskuulka Dhaqaalaha ee Stockholm (Handelshögskolan i Stockholm) ayaa galay kaalinta 1-aad ee 30 jaamacadood iyo koleejyada ugu wanaagsan Sweden asagoo ka qaaday Machadka caafimaadka ee Karolinska Institutet halka Koleejka Gotland ay gashay meesha ugu hooseysa.