Axadle

rtd Live
Axadle468x60

Fri05182012

Last update08:28:03 PM

Back Life Life and Style News Fashion & Beauty Muranka ka dhashay magac u bixin ilmo aan dhalanin ayaa sababay dhimashada 4 qof

Muranka ka dhashay magac u bixin ilmo aan dhalanin ayaa sababay dhimashada 4 qof

Sample image

September 4th Bulshadda \ Fashion and Beauty Cilmi baaris ayaa lagu sheegay inay inta badan dadka marykanka ah ee da’da ah ay la il diranyihiin, xanuuno fara badan, marka loo eego dadka ku nool dalka England, balse dadka ingiriisku ay dhimashadoodu aad u badan tahay. Arinkaan ayaa dhaliyay muran xooggan oo ku aadan labada dal keebaa ku heer sareeya daryeelka caafimaadka bulshada.
Baarayaashan oo wax ku baarayay labada Mac-had eek ala ah mac-hadka sare ee dhaqaalaha ee ku yaala England iyo mac-hadka kale ee la yiraa “Rand Crob” oo ku yaala Maraykanka, ayaa ogaaday in dadka Maraykanka ah ee da’doodu ka wayn tahay 55 sano ay qabaan cudurro ku ragaadsaday waxayna noolaadaan waqti ka badan kuwa dad’adooda oo kale ah eek u nool dalka Ingiriiska.
Arinkaas ayaa waxaa sii xoojinaya warbixin ay soo saaray “Ururka Iskaashiga dhaqaalaha iyo Horumarinta” iyadoo lagu sheegay warbixintaas in dowlada maraykanka tahay dowlada ugu saraysa daryeelka caafimaad ee dadkeeda.


Warbixinta ayaa ku sababaysay in maraykanku ku bixiyo 16% wax soosaarka dalka ama, 7583$. Daryeelka caafimaad ee qofwalba, taas oo ah mid ka saraysa celceliska ay ku bixiyaan daryeelka caafimaadka dowladaha kale ee ka tirsan Urkaka Iskaashiga dhaqaalaha iyo Horumarinta.


Waxayna Cilmi barayaasha cadeeyeen cudurada ugu daran inay yihiin sokorowga, dhiig karka, cudurada wadnaha, cudrada sambabada, iyo kansarka .Dhexdhexaaad ahaan dhimashada ayay sheegayaan baarayaashu inay u dhaxayso 55 ilaa 64 sano dadka Ingriiska halka dadka Maraykanku ay ku dhintaan sanadaha u dhexeeya 70 ilaa 80 sano. Waxaana halakaas ka muuqata in dalka maraykanku ka badanyahay tirade dadka cudurada ku dhacaan ee halista ah balse ay ka cimri dheer yihiin bukaanka ingiriiska.


Dadka soomaalida ayaa celceliska dhimashadoodu tahay 50 sano sida Hay’ada caafimaadka aduunku ay sheegtay, iyadoo qofkii 50 dhaafa uu yahay qof nasiib badan. Taasoo loo saarinayo caafimaad darada, faqriga iyo dagaalada.
Magac bixin sababtay dhimashada afar qof.


Related Posts:
Cilmi baaris ayaa lagu sheegay inay inta badan dadka marykanka ah ee da’da ah ay la il diranyihiin
Nibh leo a mauris ipsum justo convallis nunc at orci Fusce. Quis cursus condimentum mollis sempe
Est Cum elit consectetuer consectetuer semper Maecenas augue enim felis Nam. Tortor pretium orci
Ut Mauris elit ipsum Pellentesque nec porta ipsum massa risus nisl. Nibh vitae metus eget ut con
Nibh vitae metus eget ut condi eros tellus pede enim auctor. Vel platea mi dolor ut vitae fringi
Nibh vitae metus eget ut condimentum eros tellus pede enim auctor. Vel platea mi dolor ut vitae
Muranka ka dhashay magac u bixin ilmo aan dhalanin ayaa sababay dhimashada 4 qof