May 25th Europe
sns-rt-us-france-stabbingbre94o094-20130525A French soldier patrolling a business neighbourhood west of Paris has been stabbed in the neck by a man who quickly fled the scene and is being sought by police, President Francois Hollande said. Read more...
Dunidda
French soldier stabbed in throat outside Paris
- 25 May 2013
- Axadle
- Hits: 6
Feysal: diinta ayuu ka baxay ruuxii raadiya Midnimadda Soomaaliya
- 25 May 2013
- Axadle
- Hits: 13
May 25th Somalia
faysal-cali-waraabeGudoomiyaha Xisbiga UCID ee Somaliland oo wareysi siiyay idaacad afka Soomaaliga wax ku baahisa oo ku taalla Australia ayaa waxa uu sheegay in aysan waxba is-dhaamin kuwa ka baxay diinta Islaamka iyo kuwa diidan gooni isu taagga Somaliland. Read more...
Labadii nin ee Askariga ku dilay London oo isku dayay inay Soomaaliya u soo safraan
- 24 May 2013
- Axadle
- Hits: 32
May 24th Somalia
FE DA 0522 London620x413Warbaahinta Britain ayaa labadii maalmood ee la soo dhaafay si aad ah wax uga qoreysay dhacdadii naxdinta laheyd ee ka dhacday Koofur bari magaalada London, xaafada Woolwich, halkaasoo labo nin oo madow ahaa ay ku gowraceen Asakari British ah. Read more...
Warbixin xasuuqii loo gaystay Soomaalida kenya
- 24 May 2013
- Axadle
- Hits: 21
May 24th Somalia
Soomaalida KenyaWarbixin oo uu soo bandhigay guddiga runta, cadaalada iyo dib u hesheesiinta Kenya ee (TJRC) ayaa muujinaysa tacadiyadii lixaadka lahaa ee ay la kulmeen Soomaalida ku nool gobolka waqooyi bari ee dalka Kenya, kuwaasoo loo gaystay xadgudubyo ka dhan ah xuquuqda aadanaha xilliyadii gumaysiga iyo maamuladii ka dambeeyay ee ay kala hogaaminayeen madaxweynayaashii Jommo Kenyatta iyo Daniel Arab Moi. Read more...
Community group challenges Toronto’s Star‘s reporting about “Somali drug dealers”
- 23 May 2013
- Axadle
- Hits: 17
May 23rd U.S. Politics
editorial axadleCanadian Somali Congress argues paper focused unduly on nationality in its reporting of Rob Ford's alleged crack smoking. Members of the Canadian Somali Congress have condemned the Toronto Star for repeated references to “Somali drug dealers” in its initial story about mayor Rob Ford’s alleged drug use. Read more...
Shirdon praised parliament’s decision
- 23 May 2013
- Axadle
- Hits: 16
May 23rd Africa
saacidHis Excellency Prime Minister Abdi Farah Shirdon today praised parliament’s decision to withdraw a planned no-confidence vote in the government and updated ministers on recent progress on Jubaland and ongoing discussions with Somaliland at the weekly Cabinet meeting. Read more...
Sadex Dal oo Midowga Africa ka mamnuucay
- 23 May 2013
- Axadle
- Hits: 24
May 23rd Somalia
AU FLAGWar qoraal ka soo baxay Madaxda iyo Saraakiisha sare ee Midowga Africa, ayaa waxaa lagu mamnuucay in Shirka Maalinimada Sabtida ka furmi doono Magaallada Addis Ababa ee Cariga dalka Ethiopia oo looga arinsanaayo Arrimaha Somalia laga mamnuucay Saddax Dowladood. Read more...
Enough Is Enough! No More Looting of Somalia's Oil!
- 22 May 2013
- Axadle
- Hits: 45
May 22nd Africa
editorial 333There has been a recent influx of oil companies to Somalia, but the country has been offered only a 7% share of the proceeds from the exploitation of its oil. This problem was foreshadowed by the former Somali President Mohamed Siad Bare, who famously said: Read more...
Fiqi Ardayda Waa In Ay cidaanka Kusoo biraan
- 22 May 2013
- Axadle
- Hits: 43
May 22nd Somalia
Mudane C/xakiin Maxamuud Xaaji Fiqi Munaasabad ay soo abaabuleen Midowga Ururka Ardayda Soomaaliyeed ee Dalka Suudaan oo lagu soo dhaweenayay Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Wafiga uu horkacayay ayaa ka dhacday Magaalada Khartuum ee Xarunta Wadanka Suudaan. Read more...









