March 30th Health \ Diet and Fitness
Muxuu yahay? Waa nooc ka mid ah cabeebka waana infakshan waxaana sababa khamiirka (Candida albicans). Si kasta ha ahaatee, badanaa waxba ma yeesho maqaarka caadiga ah.
Diet and Fitness
ibta naasaha dumarka iyo Xanuunadda ku dhaca
- 30 March 2011
- Axadle
Recipes for Health: Pantry Clean-Out
- 27 September 2010
- Axadle

April 14th Health \ Diet and Fitness Non Praesent elit convallis malesuada ac Donec ac vel sem natoque. Risus hendrerit augue eros felis tincidunt justo urna iaculis ligula porta. Tellus risus dictum eu elit Curabitur et. Read more...
Galmada dhacda Dhalmada Dabadeed
- 27 September 2010
- Axadle
April 14th Health \ Diet and Fitness
Cilmiga ummulisanimadu si aad ah buu u horumaray sanadahaan dambe, waxaana jira dhakhaatiir ku faana inay arrinkaasi ka gaareen guulo la taaban karo, iyaga oo sheegta inay u oggolaadaan haweenka ay umuliyaan inay dhowr maalmood dhalmada kadib billaabi karaan shaqooyinkoodii caadiga ahaa, iyo inay weliba raggooda kala qaybgeli karaan galmo haddii ay doonaan.
Cudurada Galmada la isugu gudbiyo
- 27 September 2010
- Axadle
April 14th Health \ Diet and Fitness
STD-yada waxaa sidoo kale loo yaqaannaa cudurrada xubnaha galmada. Waxaa sababa jeermis ku nool maqaarka ama dheecaannada jidhka sida shahwada, dheecaanka siilka ama dhiigga. Jeermiska waxaa gudbiya qof bukka badanaa siday uga gudbaan, waa isu ag/galmo, maqaar, dhiig, ama dheecaan jidh.
Maxaa keena hurdo xumida ku dhacda ilmaha?
- 26 September 2010
- Axadle
Maxaa keena hurdo xumida? Sideedaba hurda xumada ku dhacda ilmaha waa nocyo badantahay, waxa ay ka simanyihiin kuligood inay waalidka walac ku abuuraan iyo hurdo la’aan, lakin caafimad ahaan hadii loo hadlo waa laba qeyb
















































