September 18th Champion's League
rmvsmcReal Madrid ayaa gaartay guushoodii 10aad ee Champions League, ka dib markii ay 3-2 ay ku dubteen kooxda Manchester City oo marti ugu aheyd Santiago Bernabeu, iyadoo guushaas uu ku hogaamiyay xiddigooda Cristiano Ronaldo. Read more...
Champion's League
Real Madrid Oo Caashar lama ilaawan ah u dhigtey Man City, Arsenal Oo Badisay, Milan Oo Lagu Dhegay
- 18 September 2012
- Axadle
- Hits: 477
Maxaa laga filayaa labada koox ee kala haysta horyaalada Spain iyo Ingiriiska ee Real Madrid iyo Man city.
- 18 September 2012
- Axadle
- Hits: 371
September 18th Champion's League
RmadridvsMcityWaxa Dib ufurmaya koobka Naadiyada horyaalada yurub waxaana ciyaar aad u xiiso badan ay ku dhexmaraysa maagalada Madrid labada koox ee kala haysta horyaalada Spain iyo Ingiriiska ee Real Madrid iyo Man city. Read more...
Waxaa si habsami leh geroonka jaamacadaha uga soconaya koobka is dhex galka bulshada read more...
- 30 May 2012
- Axadle
- Hits: 505
Chelsea Oo Noqotay Champions-ka Yurub Markii Ugu Horeysay Taariikhda Kadib Goolashii Mucjisada Ahaa Ee Drogba
- 20 May 2012
- Axadle
- Hits: 649
May 20th Champion's League
chelsseaKooxda Chelsea ayaa rigoorayaal 4-3 kaga adkaatey kooxda garoonkooda nasiibka u heshay in sanadkan lagu cayaaro Ciyaarta kama dameysta ah ee Bayern Munich kuna guuleysatey koobka weyn ee Champions League sanadkan kaasoo noqonaya koodii ugu horeeyey tan iyo markii la bilaabay sanadkii 1955-56. Read more...
Sergio Aguero Ayaa Farxad Kaga Ilmeysiiyay Jamaahiirtii City Oo La Damaashaadaya Hanashada Horyaalka Sanadkan
- 14 May 2012
- Axadle
- Hits: 742
May 14th Champion's League
cityyyyyyyWaxaa soo dhamaaday horyaalkii ugu xiisaha badnaa inta la xasuusto taariikhda Premier League, waxaana koobka kor u qaaday Manchester City oo u muuqatay koox iska qasaarisay fursad dahabi ah markii ay daqiiqadu mareysay 93aad oo Aguero u noqday halyeygooda cusub. Read more...
Bayern oo iska xaadirisay final-ka markii ay quusisay Real Madrid
- 26 April 2012
- Axadle
- Hits: 767
April 26th Champion's League Bayern Munich ayaa 3-1 rigoorayaal ah ku dubatay Real Madrid lugtii 2aad ee tartanka kooxaha yurub sidaana ku xaqiijisay in ay ciyaarta kama dambeysta ah ee Champions League ay 19ka bisha May garoonkeeda Allianz Arena kula ciyaari doonto Chelsea. Read more...
Chelsea oo 10-ciyaaryahan ku reebtay Sema-finalka Barcelona, una gudubtay Final-ka Champions League
- 25 April 2012
- Axadle
- Hits: 693
April 25th Champion's League
Chelseas-Spanish-forward-Fernando-TorresChelsea ayaa Barcelona ka reebtay koobkii ay difaacaneysa ee Champions League kadib markii ay la gashay dagaal jabhadeyn ah kaasoo ciyaartii ku soo afjaray bareejo 2-2 ah, una suuragaliyay in ay Fiinaalka CL ku soo gaarto natiijo 3-2 ah isku celcelis ahaan labadii lug. Read more...
Xiriirka Kubada Cagta ee Djibouti oo qalab Isboort siiyay somaliland Xili dhalinta reer Djibouti ay uu bahantahay
- 23 April 2012
- Axadle
- Hits: 680
April 23rd Champion's League
fd1cc Sport_32Xiriirka kubadda cagta ee Djibouti ayaa qalab kala duwan oo xagga ciyaaraha ah ugu deeqay xiriirka kubadda cagta ee maamulka Soomaaliland , kaasoo lagu gudoonsiiyay xafladii lagu soo gabagabeynayay tababarkii garsoorayaasha kubadda cagta Soomalida ee Djibouti ka dhacay. Read more...
Mourinho oo markii 2aad ka badiyay 11 kulan oo uu la ciyaaray Barca
- 21 April 2012
- Axadle
- Hits: 633
April 21st Champion's League
Barcelonas-Argentinian-forward-Lionel-Messi1Cristiano Ronaldo ayaa daqiiqadii 73d u dhiibay Barcelona guuldaradii ugu horeysay oo gurigeeda kula dhacda 55 kulan dhamaan tartamadii ay ciyaartay, isla markaana Real Madrid u suuragaliyay in 2-1 kaga badiso Barca kulankii Clasico ee Spanish league. Read more...
Dhalinyarada Isboortiga ee magaalada Oslo oo soodhaweyn u sameeyay Col. Maxamed deeqow macalin
- 21 April 2012
- Axadle
- Hits: 561
April 21st Champion's League
deeqow11-copy-copyWaxaa Soo garey Magaalada Oslo ee dalka Norwey oo Boqasho gaban Ku yimi Kol. Maxaned deqoow macalin oo ka mid ahaan jirey kooxdii caanka ahayd ee cawa iyo maalin Horseed isla markasna ka mid ahaan jirey saraakiishii hore ee ciidanka booliiska soomaliyeed waqtigii dowladii dhexe ka hor dagaaladii sokeeye. Read more...
Champions League: Falanqayenta kulanka adag ee caawa dhexmaraya Bayern & Real
- 17 April 2012
- Axadle
- Hits: 563
April 17th Champion's League
allianz-arena-munichWaxaa Cawaa sidii la wada sugayey dhici doonta sacadu markay tahay Caawa 20:45 xiliga Qarada Yurub garoonka kubada cagta caalamiga ah ee Allianz Arena ee ay wadaagaan kooxda heerka koowaad ka ciyaarta Bundesliga-ha Jarmalka ee Bayern Munich & kooxda heerka labaad (Sera B) ee Turn- und Sportverein München von 1860, balse loo yaqaan TSV 1860 München ama 1860 Munich waxaa ka dhacaysa mid ka mid ah kulamada ciyaareed ee dunida ugu xiisaha iyo xamaasada badan. Read more...
Kooxda Banadir ee Katrineholm oo ka qayb gashay kulanakii doorashada xirirka kubada
- 14 March 2012
- Axadle
- Hits: 898
March 14th Champion's League
macoow2Kooxda kubadda cagta ee Banaadir ( Banadir Idrott Klubb) kan dhisna magaalada Katrineholm oo ka qayb gahsay kulankii doorashada xiririka kubada cagata ee gobolka Södermaland ee wadanka sweden , doorashadaas oo la qabto sandkiiba mar ayaa waxaa lagu qabtay magalaada Eskilstuna waxaana lgu doortay gudiga fulinta ee xiriirka gobolka Södermaland. Read more...
Heshiisyadii Ugu Waa Weynaa Ee Dhacay Xagaagan
- 02 September 2011
- Axadle
- Hits: 1709
September 2nd Champion's League Iyadoo haatan uu xirmay suuqa kala iibsiga ee horyaalada ugu waa weyn ee qaarada yurub ayaa waxaa haatan loo jeesan doonaan in koox walba ay kooxdooda isku aadaadiyaan islamarkaana garoonka ay la yimaadaan wax ka duwan xilli ciyaareedkii hore Read more...
Kooxda Juventus Oo Ka Careysan Diidmada Uu Amauri Diiday Inuu u Wareego Marsielle
- 01 September 2011
- Axadle
- Hits: 731
September 1st Champion's League
129962hp2Agaasimaga guud ee kooxda Juventus Giuseppe Marotta ayaa ka hadlay sida uu uga careysan yahay, diidmadii uu Amuari diiday inuu ku biiro kooxda Faransiiska ee Marsielle intii uu furnaa suuqa kala iibsiga. Read more...
Suuqa Kala Iibsiga ee Horyaalka Ingariiska Oo Rikoor Cusub Oo Dhinaca Lacagta Ah Dhigay Sanadkan
- 01 September 2011
- Axadle
- Hits: 793
September 1st Champion's League
xidigahaWarbixin la uruuriyay ayaa sheegeysa in sannadkan 2011 uu jabiyay rikoor wax soo iibsiga suuqa kala iibsiga ee dalka Ingariiska, ka dib markii sannadkan kaliya ay kooxaha Ingariiska ku qarashgareeyeen suuqa kala iibsiga 710 milyan ginni. Read more...
Isku Aadka Champions Leage oo la sameeyay, Kooxo cusub oo sanadkaan ka soo dhax Muuqday
- 26 August 2011
- Axadle
- Hits: 897
August 26th Champion's League
isku-aadkaIsku aadka Koobka Horyaalada qaarada Yurub ee loo yaqaano Uefa Champions League ayaa goor dhoweyd lagaga dhawaaqay Magaalada Monaco ee dalka Faransiiska. Read more...
Koobka Ramadaanka Gothenburg oo ay isugu soo hareen 4-ta koox ugu adag.
- 24 August 2011
- Axadle
- Hits: 822
August 24th Champion's League
SOMALISKA20SKCiyarihii Koobka Ramadaanka ee ka socda Dalka Sweden Caasimadiisa labaad Gothenburg ayaa waxay marayan Simifinal waxaana isku soo haray 4 kooxood oo kala ah Fc Hobyo Fc liido Somaliska Sk iyo Hilaac. Read more...
Samuel Eto’o oo noqonaya ciyaaryahanka ugu mushaarka badan aduunka
- 22 August 2011
- Axadle
- Hits: 924
August 22nd Champion's League
Anzhi-Makhachkala Samuel Eto’o ayaa noqonayaa ciyaaryahanka ugu mushaarka aduunka ciyaaraha kubada cagta ka dib markii uu ku biiray kooxda Anzhi Makhachkala ee ka mid horyaalka wadanka Ruushka. Read more...
Natiijooyinkii horyaalka Ingiriiska: Chelsea oo si dirqi ah ku badisay
- 21 August 2011
- ayaan
- Hits: 679
August 21st Champion's League
chelseaKooxda K/cagta Chelsea ayaa ku sigatay bar baro inay ku qabato Kooxda West Bromwich Albion, kadib ciyaar xiiso leh oo ka dhacday Garoonka Stamford Bridge, kaasoo marti loogu ahaa Chelsea. Read more...
Suuqa kala Iibisga Ciyaaryahanada Maxaa ku soo kordhay
- 18 August 2011
- Axadle
- Hits: 722
August 18th Champion's League
1227373306084 117Waxaan idiin heynaa aqristayaal wararki ugu danbeeyey ee suuqa kala iibsiga ciyaartooyda caalamka ee saakay oo Isniin ah. * Warbaahinta Spain iyo Talyaaniga ee ka faalooda ciyaaraha ayaa ogaaday in Milan ay si lama filaan ah u iibsan doono laacibkoodii hore Kaka maalinta ugu danbeyso suuqa kala iibsiga ciyaartooyda oo ku eg bishan August. Read more...
Wesley Sneijder oo laga yaabo inuu u wareego maalmaha soosocda Man United
- 04 August 2011
- Axadle
- Hits: 778
August 4th Champion's League
Wesley-SneijerWararkii u danbeeyey ee waxkaqoray wareegida Wesley Sneijder ee Man United ayaa sheegay in aysan fogayn xiligii uu Wesley Sneijder u wareegilahaa Man United. Read more...









