Axadle

rtd Live
Axadle468x60

Fri05182012

Last update08:28:03 PM

Back Sport

Sport

Sergio Aguero Ayaa Farxad Kaga Ilmeysiiyay Jamaahiirtii City Oo La Damaashaadaya Hanashada Horyaalka Sanadkan

  • PDF

May 14th Cayaaraha \ Champion's League cityyyyyyyWaxaa soo dhamaaday horyaalkii ugu xiisaha badnaa inta la xasuusto taariikhda Premier League, waxaana koobka kor u qaaday Manchester City oo u muuqatay koox iska qasaarisay fursad dahabi ah markii ay daqiiqadu mareysay 93aad oo Aguero u noqday halyeygooda cusub. Read more...

Bayern oo iska xaadirisay final-ka markii ay quusisay Real Madrid

  • PDF

April 26th Cayaaraha \ Champion's League Bayern Munich ayaa 3-1 rigoorayaal ah ku dubatay Real Madrid lugtii 2aad ee tartanka kooxaha yurub sidaana ku xaqiijisay in ay ciyaarta kama dambeysta ah ee Champions League  ay 19ka bisha May garoonkeeda Allianz Arena kula ciyaari doonto Chelsea. Read more...

Kaka oo 10M oo saaxiibo ah ku yeeshay Twitter-ka

  • PDF

April 25th Cayaaraha \ Motorsport kakaXiddiga kubadda cagta ee reer Brazil hadii aad u baahantahay waxaad kala xiriiri kartaa Twittersphere: Kaka oo khadka dhexe kaga ciyaara Real Madrid wuxuu maantay oo arbaco noqday ciyaaryahankii ugu horeeyay ee Twitter-ka ku yeesha 10 million oo saaxiibo ah. Read more...

Chelsea oo 10-ciyaaryahan ku reebtay Sema-finalka Barcelona, una gudubtay Final-ka Champions League

  • PDF

April 25th Cayaaraha \ Champion's League Chelseas-Spanish-forward-Fernando-TorresChelsea ayaa Barcelona ka reebtay koobkii ay difaacaneysa ee Champions League kadib markii ay la gashay dagaal jabhadeyn ah kaasoo ciyaartii ku soo afjaray bareejo 2-2 ah, una suuragaliyay in ay Fiinaalka CL ku soo gaarto natiijo 3-2 ah isku celcelis ahaan labadii lug.   Read more...

Xiriirka Kubada Cagta ee Djibouti oo qalab Isboort siiyay somaliland Xili dhalinta reer Djibouti ay uu bahantahay

  • PDF

April 23rd Cayaaraha \ Champion's League fd1cc Sport_32Xiriirka kubadda cagta ee Djibouti ayaa qalab kala duwan oo xagga ciyaaraha ah ugu deeqay xiriirka kubadda cagta ee maamulka Soomaaliland , kaasoo lagu gudoonsiiyay xafladii lagu soo gabagabeynayay tababarkii garsoorayaasha kubadda cagta Soomalida ee Djibouti ka dhacay. Read more...

Mourinho oo markii 2aad ka badiyay 11 kulan oo uu la ciyaaray Barca

  • PDF

April 21st Cayaaraha \ Champion's League Barcelonas-Argentinian-forward-Lionel-Messi1Cristiano Ronaldo ayaa daqiiqadii 73d u dhiibay Barcelona guuldaradii ugu horeysay oo gurigeeda kula dhacda 55 kulan dhamaan tartamadii ay ciyaartay, isla markaana Real Madrid u suuragaliyay in 2-1 kaga badiso Barca kulankii Clasico ee  Spanish league. Read more...

Dhalinyarada Isboortiga ee magaalada Oslo oo soodhaweyn u sameeyay Col. Maxamed deeqow macalin

  • PDF

April 21st Cayaaraha \ Champion's League deeqow11-copy-copyWaxaa  Soo garey  Magaalada  Oslo ee dalka   Norwey  oo Boqasho  gaban  Ku  yimi  Kol.  Maxaned  deqoow  macalin  oo  ka  mid  ahaan  jirey  kooxdii  caanka  ahayd  ee  cawa  iyo  maalin  Horseed  isla  markasna  ka  mid  ahaan  jirey  saraakiishii hore  ee ciidanka  booliiska  soomaliyeed  waqtigii  dowladii  dhexe  ka  hor  dagaaladii   sokeeye. Read more...