May 16th Bulshadda
Jessica Wide 1 620x350Haweeney u dhalatey dalka Mareykanka oo ay ciidamada dalka Mareykanka ka soo furteen kooxo Soomaaliyeed qafaalasho ugu haystey dalka Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka warantay habkii ay ku soo furteen ciidamada SEAL ee soo badbaadiyey iyadoona ay haweeneydaas ay ku faantay inay tahay qof American ah arintaasna ay u suurogalisay soo furashadeeda. Read more...
Life and Style
Magna velit urna Aenean laoreet tellus orci Suspendisse Integer lacus urna. Vivamus mus vitae Integer Nulla turpis tortor mauris montes sem et. Orci convallis vitae mattis Sed Morbi porttitor justo convallis urna feugiat.
Jessica Buchanan oo ka hadashay Qaabkii Loo Qafaashay
- 16 May 2013
- Axadle
- Hits: 28
Soomaalida dhalan Rogmeysa qaarkoodna Diinta ka baxaysa
- 09 May 2013
- Axadle
- Hits: 35
May 9th Bulshadda
editorial 333Soomaalidu waxa ay tiraahdaa hadaad dhimaneyso dhareerka waa la iska duwaa maahmaah kale ayaa ahayd waa baahanahay baqti looma cuno waxaan u soo qaatay labadan maahmaah ka dib markii aan arkay Soomaalidii oo ka talaabsatay dhamaan waxyaabihii diin ahaan iyo dhaqan ahaan u aaminsaneyd oo waxa ay ku leeyihiin waan jabnayoo wax naga xaaraanba ma jiraan. Read more...
Indhoole Masjidka 5-ta salaad ku tukuda
- 31 January 2013
- Axadle
- Hits: 400
January 31st Fashion and Beauty
Blind old man uses rope to reach mosqueTukashada Salaada waxay ka mid tahay shanta qodob ee aasaaska u ah Islaamnimada, iyadoo ay u tahay hogaan camal kasta oo qofka Muslimka ah uu sameeyo, maadama ay tahay ay ku tahay faral qof kasta oo Muslim ah oo da’da qaangaarka gaarey, waana camal xisaabtankiisa iyo ajarkiisa uu leeyahay ALLE subxaanuhu Watacaalla. Read more...
Haweeney Ka soo jeeda Dalka Mareykan oo waligeed caruur ay dhashay aan nuujin Naskeeda kuna raaxeysata nuujinta Eyga
- 06 November 2012
- Axadle
- Hits: 1045
November 6th Mother and Children
Terri-GrahamHaweeneydaan La Yirahdo Terri Graham ayaa waxa ay sheegtay in sababaha ay eyga u nuujineyso ay tahay in ay muujiso Hooyo wanaagsan in ay tahay, maadaama caruurteeda ay masaasad kuquudin jirtay oo Hooyo Nimadiiba kamaqantahay oo Ayba ilowdey Waxaay Tahay Naxariist hooyo Leadahay. Read more...
Haweeney Caado ka dhigtay in ay Cunto Dhagxaanta sida cuntada
- 06 November 2012
- Axadle
- Hits: 480
November 6th Mother and Children
TeresaHaweenka caalamka ku nool badankood ayaa ah kuwo ku raxeesta cunista cuntooyin kala gadisan iyadoo waqtiyada nasashadana cunaan waxyaabo macmacaan ah oo ay ka mid tahay shuklaatada. Read more...
Gabar 4 jir ah oo Ooyin la Amuusin Waayey Kadib Markii Ay Qaatiyaan ka joogstey Doorashadda Obama iyo Romney
- 03 November 2012
- Axadle
- Hits: 562
November 3rd Mother and Children
BroncoBama LGFilim Addunka oo dhan laga Daawadey Ayaa Noqdey Mid Dadkii Daawadey Ka yaabiyey, Gabarta Yar ee Ooyeysay Ayaa Mar La waydiyey waxaay tiri waxaan Qatiyaan ka Noqdey Maalin Kaste Obama iyo Bronco Ololaha Doorashadda ee Ka socda Meel Kaste,Xata waxaa uu Iga Daba imaadeen Radiogii. Read more...
Isticmaalka Fariin Qoraaledka Gmail oo dhici karta in laga mamnuuco wadamada yurub Qaar
- 22 October 2012
- Hits: 466
October 22nd Bulshadda
Google fix-1Google oo wax ka badashay siday ula dhaqmi jirtay macaamiisheeda isticmaasha Alladda Farin Isweydaarsiga ee Afka Qalad Lagu yirahdo Gmail iyo Dabcan Qeeybta Kale ee Arraga iyo Maqalka Lagu soo bandhigo Youtube. Google oo Aqrin doonta Farimaha Laysku diro Si Bay tiri Xayeysiin Kusabsan Aan Qofka Ugu Raacin Karno. Read more...
5 Daqiiqo Ka Dib Markii uu Dhacay Meherkisa ayaa warqadii furitaanka uu siiyay gabadh uu 5 daqiiqo ka hor loo nikaaxshay
- 21 October 2012
- Axadle
- Hits: 266
October 21st Bulshadda
2012-10-21-17-01-26Nin dhalin yar ah oo u dhashay Dalka Sacuudiga ayaa warqadii furitaanka siiyay gabadh uu 5 daqiiqo ka hor loo nikaaxshay. Ninka oo 20 jirah gabadhuna ka yartahay 2 sano ayaa ka biya diiday lacagta laga codsaday in uu ku bixiyo carooska. Read more...
Nink Mareykan ah oo codsaday in la dharbaaxo markasta oo uu Facebook galo
- 21 October 2012
- Axadle
- Hits: 230
October 21st Bulshadda
facebook dhirbaxshoNinkan oo ka shaqeeya kombuutarka kuna nool dalka Maraykanka ayaa ku qoray bog internet ah in uu u baahanyahay qof u shaqeeya oo xasuusiya xiliga uu Galo shabakadda Bulshadda. Wuxuu ka rabaa qofkaas in uu dharbaaxo markasta oo uu galo boga Alladda Bulshadda ee loyaqaan (Facebook) Read more...






