Axadle | Jariirada caanka ah ee Newsweek oo Dhaqalo Xumo Awgeed Dhimeysa Shaqaleheeda - Axadle

Axadle

rtd Live
Axadle468x60

Wed05222013

Last update01:43:21 PM

Back Enter Entert News Books Jariirada caanka ah ee Newsweek oo Dhaqalo Xumo Awgeed Dhimeysa Shaqaleheeda

Jariirada caanka ah ee Newsweek oo Dhaqalo Xumo Awgeed Dhimeysa Shaqaleheeda

October 21st Books Jariirada caanka ah ee Newsweek ayaa sheegtay in ay soo saari doonto 23 bisha disember cadadkii ugu dambeeyay ee ku qoran warqad. Jariiradan oo soo jirtay 80 sano ayaa bilaabi doonta sanadka cusub in ay ku soo baxka internet ka oo kali ah.

Taas oo ka dhigi doonta in ay dadku ka Akhirsan doonan internetka. Jariiradan oo ka soo baxda dalka mareykanka Ayaa ku Soo Baxaysay afaf badan oo uu ugu horeey afka Ingriiska.

Sidaa Warkan Ka soo Baxay shirkadda Lagu sheegay, Waxaa sabab loga dhigay Dhaqalo xumo soo wajahay Shirkadda oo keenay in ay talaabadan ku dhaqaaqdo iyada oo rabta in ay dhinto shaqaalaha, Sidoo kale waxaay kari wayday Qaybinta iyo daabacada kharashka ku baxaya. Iyaado Wararka Jariiradda kusoo bixi laha Ayna Dadka Hore Ayba shabakada internetka uga aqristeen Taasina ay ka dhigaan tahay in warka uu noqonaayo mid ay la soo daaheen oo ay haboon tahay in ay Alladda 

Tafaftiraha jariirada  ayaa sheegtay in ay tani Macnaheeda Aysan Aheyn dhamaadkii majalada ee ay tahay hab cusub oo ay qaaten si ay ula socdaan isbadalka cusub ee nolosha iyo Mid Ay kula Tartamayaa Warbahinta Alladda Casriga Isticmaasha ee Qarniga Aynu ku jirno la Jaan qaadey.

 

Qore Awliyo Doualeh

Axadle International Monitoring

Jariirada caanka ah ee Newsweek oo Dhaqalo Xumo Awgeed Dhimeysa Shaqaleheeda

Related Posts:
Ut eget ipsum mi ullamcorper nascetur convallis id congue ut id. Tempor magnis tincidunt euismod
Fames Ut lorem at est tincidunt parturient semper feugiat ac malesuada. Ante ultrices vel adipis
Sem laoreet congue Sed Phasellus laoreet condimentum magnis nibh fringilla Vivamus. Non felis ve
Non felis velit tempor et Vestibulum ac pede id Cum tristique. Donec feugiat pretium tellus conv
Tincidunt nulla a Nulla eu convallis scelerisque sociis nulla interdum et. Cursus senectus aliqu
Dolor ut id enim dolor auctor a Aenean Vestibulum lorem egestas. Nunc egestas ut tempus felis qu