October 24th Security
Android-Smartphoneboqolkiba Sideed Barnaamijyadda Google ee Lagu Isticmaalo Fogaal Maqalka Maskaxda leh ee Lagu Wada Xiriiro Kaas oo Afka Qalad Lagu Yirahdo (SmartPhone) Sidaa Warbixinta Ku Qoraan Burcad ka Qarabata Internetka Ayaa Isticmaali karta Maclumaadka Shaqsiyaadka Isticmaala Barnaamijka Android Read more...
Technology
Barnamijka Android oo Faafinaaya Maclumadka Isticmalayasha Fogaal Maqalka Maskaxda Leh,Sida Darasadka Sheegay
- 24 October 2012
- Axadle
Shirkadda Google oo abaalmarin siiyay Buurcad internet bogeeda Qaladada iyo dulduleelo ka soo saaray
- 14 October 2012
October 14th Security
hacker maleysiaSharikadda google ayaa Tartan u qabatay dhammaan dadka Alaada Casriga ee Kombuteradda yaqaan gar ahaan kuwa looyqaano (hackers) Burcad internetka in ay isku dayaan in ay si sharci daro ah ku soo galaan Bogeeda Qeybta Safxadda Wax Lagu Furo ee loyaqaan Afka Qalada Google Croma. Read more...
Kolonyo gaadiidka Is-wada oo markii ugu horeysay Laami cagta saarey
- 31 May 2012
- Axadle
May 31st Business Tech
volvo-jpg 093354Waa Wax markaa aad maqano ama aad aragto aad la yaabi doonto, Haddaba fikradii shirkada Google ay soo bandhigtey ee la xiriiray in baabuurtu darawal la’aan is wadi karaan Ayaa Waxaay u muqataa in taasi haatan lagu guuleystey. Read more...
Pay to be popular? Facebook tries system where people pay $2 to make posts appear higher in friends' news feeds
- 13 May 2012
- Axadle
May 13th Business Tech
highlight facebookFacebook is testing a ‘pay to be popular’ option to make help users get noticed by their friends. The social networking giant has begun offering some users a $2 feature called ‘Highlight’ to ensure their posts are seen by more people. It's the latest in a sequence of money-making efforts from the social-network giant in an effort to reassure investors before its flotation on the stock market. Yesterday, Facebook unveiled an app store, where users can pay for apps for the first time. Read more...
Qalab dib loogu soo celiyo Sabuurad wax laga tirtiray !!!!
- 14 March 2012
- Axadle
March 14th Personal Tech
tirtiro-11Shirkada soo saarto qalabka aduunka ugu yaabka badan ayaan markii ugu horeysay wax ay ku guuleysatay in ay soo saarto Aalad dib loogu soo celiyo wixii lagu qoray sabuurad taa oo wax badan ka ay la dhaceen ardey inta badan ku nooleed in ay wax ka qashaan sabuurad waa hore wax lagu qoray. Read more...
Uruurka Isku taga Qowleystada shabakadda internetka oo Ku Hanjabay In ay Hawadda ka sarayan Facebook Bari
- 04 November 2011
- Axadle
November 4th Security
facebook hackerIlo wareedyo lagu kalsoon yahay oo aan ka helayno Barta internetka ee wax laysku weydarsado ee loo yaqaan twitter ayaa lagu dabacay in Bari oo ku beegan 5 November 2011 Facebook la jabsaan doono, Arrintaan ayaa walwal Galisay milkilaha shabakadda Facebook sidaas waxaa yirii Qabiir ku taqasuusay Falaqeynta Amaanka Qawleysatadda Internetka ka qarabata oo magaciisa la yirahdo Joakim von Braun. Read more...
Uruurka Isku taga Qowleystada shabakadda internetka oo Ku Hanjabay In ay Hawadda ka sarayan Facebook Bari
- 04 November 2011
- Axadle
November 4th Personal Tech
facebook hackerIlo wareedyo lagu kalsoon yahay oo aan ka helayno Barta internetka ee wax laysku weydarsado ee loo yaqaan twitter ayaa lagu dabacay in Bari oo ku beegan 5 November 2011 Facebook la jabsaan doono, Arrintaan ayaa walwal Galisay milkilaha shabakadda Facebook sidaas waxaa yirii Qabiir ku taqasuusay Falaqeynta Amaanka Qawleysatadda Internetka ka qarabata oo magaciisa la yirahdo Joakim von Braun. Read more...
Agaasimihii Shirkadda Yahoo Oo Shaqada Laga Ceyriyey
- 07 September 2011
- Axadle
September 7th Green Tech
carol bartzShirkadda caanka ah ee Yahoo ayaa shaqadii ka ceyrisey agaasimihii guud ee shirkadaasi Carol Bartz iyadoo qaabka loogu sheegay in shaqada laga joojiyey ay ahayd mid la yaab leh. Carol Bartz ayaa taleefan loogu sheegay in shaqadii laga joojiyey iyadoo aan xitaa digniin aan hore loo siin Read more...
'Largest series of cyber-attacks' reported
- 06 September 2011
- Axadle
September 6th Security Read more...
cyber hackerThe computer security company, McAfee, says it has uncovered the largest series of cyber-attacks to date.In a report released on Wednesday and reported by the Reuters news agency, McAfee announced that 72 organisations had their networks intruded upon by a single, unnamed "state actor".






