Axadle

rtd Live
Axadle468x60

Fri05182012

Last update08:28:03 PM

Back Artist Artist News 3D Computer Graphics muran ka taagan dekadda Muqdisho

muran ka taagan dekadda Muqdisho

Dekadda_xamar_somalia_badda


August 12th Farshaxanka \ 3D Computer Graphics Waxaa maalinkii labaad ka taagan dekadda magaalada muqdisho muran u dhaxeeya maamulka dekadda iyo ganacsatada shixnadaha kala soo dagta dekadda. Murankan ayaa salka ku haya sida wararka ayunu ku heleyno maamulka dekadda qandaraas la galay shaqsiyaad maamulo wiishah duqoobay iyo ganacsatada oo diiday in badeecadooda lagu dajiyo wiishashkaasi maadaama ay halis horseedi karaan.

Waxaana maamulka dekadda oo adeegsanaya awood uu ka buriyay dekadda doomo ganacsi oo ku xirnaa dekadda kuwaasoo u raranaa ganacsato Soomaliyeed, waxaana taasi ay horseeday in howshii dekadda ay hakad gasho.

Tan iyo markii maamulka dekadda uu la wareegay maamulkan cusub ayaa ganacstada waxaa ka soo baxayay cabashooyin iyo eedo fara badan waxaana shaqada dekadda ay hakad gashay xiliyo kale duwan


Related Posts:
Maecenas nibh sed faucibus Aenean tristique vitae rhoncus lacinia eros vel. Velit consequat dolo
 Waxaa maalinkii labaad ka taagan dekadda magaalada muqdisho muran u dhaxeeya maamulka dekadda i
Libero urna elit urna consequat ac nibh In quis Maecenas a. Vel enim Pellentesque porttitor la
Libero urna elit urna consequat ac nibh In quis Maecenas a. Vel enim Pellentesque porttitor laci
Fringilla ut Aenean suscipit ut lorem ac dui Nulla senectus eget. Et et Curabitur iaculis leo ul
Nibh risus Aenean porttitor pretium sem tempus vitae turpis volutpat consectetuer. Natoque pelle
muran ka taagan dekadda Muqdisho